Waxaan la yaabanahay dadkii shaley un magaalka soo galey oo dhahaayo ciyaartii dhaqan kooda aheyd ma fahminee yaa ii fasiraayo!!
Ciyaar dhaqamedka aad leedahay inaad dhahdo ha la ii fasiro ma ahan il-baxnimo ee waa il-bax xume ee aan ku faano ciyaar dhaqamedkaaan leenahay
Bakol Folklore is matter
Fiidle
Poet and idea show
Qudhii ayaan qaylisee
Qaab darida sheegtiyo
Qofkii Qumaatiga
Qalqalooc ka bidaa
Qunful isa saar
Qarashkana nuug
Qaran ma noqdee !
Qiyaas Umaddaan ha loogu Qidmeeyo!
By: Fiidle
Qudhii ayaan qaylisee
Qaab darida sheegtiyo
Qofkii Qumaatiga
Qal-qalooc ka bidaa
Qunful isa saar
Qarashkana nuug
Qaran ma noqdee !
Qiyaas Umaddaan ha loogu aidmeeyo!
By:Fiidle
Beelaha Bakool wada dega hal-beel ayaan arkin meel ay ka hadleysee ma ila aragteen mise waa kuu keligaa ayaad i leedihiin 😂😂😂😂😂
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu