06/04/2026
Ku soo dhowow koorsadeena cusub ee Mobile Journalism ๐ฑ
Koorsadan waxaa si gaar ah loogu diyaariyey qof kasta oo raba inuu si xirfad leh ugu shaqeeyo warbaahinta isagoo adeegsanaya mobile-kiisa. Waxaad ka heli doontaa:
โ
Casharro kooban oo si fudud loo fahmi karo
โ
Practical toos ah oo aad adigu tababar ku sameyn karto
โ
Hagid iyo latalin joogto ah ilaa aad koorsada ka dhameyso
โ
Taageero dhab ah oo kaa caawinaysa horumar joogto ah
๐ Marka aad dhameyso koorsada oo aad difaacdo project-gaaga, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah.
๐ฅ Fursad gaar ah oo xadidan!
Haddii aad rabto inaad xirfadaada kor u qaaddo oo aad noqoto mobile journalist dhab ah:
๐ฉ Hadda DM samee oo booskaaga xaqiiji!