Laambad E-Learning Platform

Laambad E-Learning Platform Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Laambad E-Learning Platform, Education Website, Taleh, Fatxi Taleh, Mogadishu.
(2)

LAAMBAD waa madal E-waxbarasho oo loo aasaasay si loo horumariyo loona tayeeyo xirfadaha, hal-abuurka iyo farsamada bulshada Soomaaliyeed iyadoo la isku xirayo Baraha iyo Bartaha.

๐ŸŽ“ Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocuntdhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in...
22/09/2026

๐ŸŽ“ Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocunt

dhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in ay si rasmi ah u furantay diiwaangelinta Batch-ka 7aad ee programs_ka kala ah:

1. Diploma in Applied Research & Statistics
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

2. Diploma in Data Analysis
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

๐Ÿ’ธ Waxaa jiro qiima dhimis Gaar Ah, gaaraysana 20%, ๐–ง๐–บ๐–ฝaba ha๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐–บ๐–บ๐–ฝ ๐—๐–บ๐—๐–บ๐—’ ๐–บ๐—‹๐–ฝ๐–บ๐—’ daneenayo programs-kan, hadda iska diiwaangeli linkga hoose:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/pnG3TtZsZuH7GWQR6

WhatsApp: 61 0887755

21/09/2026

Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocunt

Benaadir Research, Consultancy and Evaluation Center (BRCE)
waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, xirfadleyda iyo daneeyayaasha waxbarashada in si rasmi ah loo furay diiwaangelinta Batch-ka 7aad ee Diplomada:

Diploma in Data Analysis

* Online Class (Mentorship)
* Duration: 4 Months
๐Ÿ’ธ Qiimo Dhimis Gaar ah oo 20% ah

Haddaad xiisaynayso barnaamijkan oo aad doonayso inaad ka faaโ€™iidaysato fursaddan, hadda iska diiwaangeli adigoo adeegsanaya xiriirka hoose:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/pnG3TtZsZuH7GWQR6

WhatsApp: 61 0887755

Disocuntdhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in ay si rasmi ah u furantay diiwaangelint...
21/09/2026

Disocunt

dhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in ay si rasmi ah u furantay diiwaangelinta Batch-ka 7aad ee programs_ka kala ah:

1. Diploma in Applied Research & Statistics
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

2. Diploma in Data Analysis
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

๐Ÿ’ธ Waxaa jiro qiima dhimis Gaar Ah, gaaraysana 20%, ๐–ง๐–บ๐–ฝaba ha๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐–บ๐–บ๐–ฝ ๐—๐–บ๐—๐–บ๐—’ ๐–บ๐—‹๐–ฝ๐–บ๐—’ daneenayo programs-kan, hadda iska diiwaangeli linkga hoose:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/pnG3TtZsZuH7GWQR6

WhatsApp: 61 0887755

20/09/2026

Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocunt

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)
waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, xirfadleyda iyo daneeyayaasha waxbarashada in si rasmi ah loo furay diiwaangelinta Batch-ka 7aad ee Diplomada:

Diploma in Applied Research & Statistics

* Online Class (Mentorship)
* Duration: 6 Months

๐Ÿ’ธ Qiimo Dhimis Gaar ah oo 20% ah
Haddaad xiisaynayso barnaamijkan oo aad doonayso inaad ka faaโ€™iidaysato fursaddan, hadda iska diiwaangeli adigoo adeegsanaya xiriirka hoose:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/pnG3TtZsZuH7GWQR6

WhatsApp: 61 0887755

๐ŸŽ“ Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocuntdhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in...
19/09/2026

๐ŸŽ“ Batch-7 Intake โ€“ Admission Open | 20% Disocunt

dhamaaan ardayda iyo daneeyayaasha waxbarasha waxaan ku wargelineynaa in ay si rasmi ah u furantay diiwaangelinta Batch-ka 7aad ee programs_ka kala ah:

1. Diploma in Applied Research & Statistics
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

2. Diploma in Data Analysis
๐Ÿ”นQeybta: Online Class (Mentorship)

๐Ÿ’ธ Waxaa jiro qiima dhimis Gaar Ah, gaaraysana 20%, ๐–ง๐–บ๐–ฝaba ha๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐–บ๐–บ๐–ฝ ๐—๐–บ๐—๐–บ๐—’ ๐–บ๐—‹๐–ฝ๐–บ๐—’ daneenayo programs-kan, hadda iska diiwaangeli linkga hoose:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/pnG3TtZsZuH7GWQR6

WhatsApp: 61 0887755

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE) waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa dhammaan hayโ€™adihii iyo b...
17/09/2026

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE) waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa dhammaan hayโ€™adihii iyo bah-wadaagtii taageeray Madasha Somali Research & Innovation Forum (SRIF 2026).

Waxaan si weyn u qadarinaynaa Arkaan Leadership and Innovation Hub, Jamhuriya University of Science & Technology, Laambad E-learning Platform, Kaamil Barista Academy, Jtech iyo Birmad Media, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay qabsoomidda iyo guusha SRIF 2026.

Taageeradiinna iyo iskaashigiinnu waxay suurageliyeen in la qabto madal isu keentay cilmi-baarayaal, aqoonyahanno, arday iyo xirfadlayaal, si loo dhiirrigeliyo cilmi-baarista, hal-abuurka iyo horumarinta aqoonta.

BRCE waxay idiinka mahadcelinaysaa kalsoonida, taageerada iyo iskaashiga aad la garab istaagteen SRIF 2026.
Somali Research & Innovation Forum (SRIF 2026)

Empowering the Next Generation of Researchers for Sustainable Development.

Laambad waa madal waxbarasho oo isku xirta baraha (macallimiinta) iyo bartaha (ardayda), si ay u wadaagaan aqoon, xirfad...
16/09/2026

Laambad waa madal waxbarasho oo isku xirta baraha (macallimiinta) iyo bartaha (ardayda), si ay u wadaagaan aqoon, xirfado, iyo fursado waxbarasho oo casri ah.

Madashu waxay kuu fududaynaysaa inaad barato koorsooyin kala duwan, kobciso aqoontaada, isla markaana dhisto mustaqbal wanaagsan.

Haddii aad rabto inaad kor u qaaddo aqoontaada oo aad gaarto guul cusub, Laambad waa meesha saxda ah.

๐ŸŒ Booqo: www.laambad.com

15/09/2026

PROFESSIONAL REVIT ARCHITECTURE | BIM MODELING & DOCUMENTATION

Master Autodesk Revit Architecture through practical, project-based training covering BIM modeling, architectural design, documentation, visualization, rendering, and professional project presentation.

Build complete Bungalow Villa and Multi-Storey Building projects while developing real-world Revit skills.

๐ŸŽฏ Learn. Model. Document. Present.

๐ŸŒ Visit: https://laambad.com/courses/professional-revit-architecture-bim-modeling-documentation/

14/09/2026

๐ŸŽ“ Diploma in English Language

Take your English to the next level with Laambad's comprehensive English Diploma Program. Whether you're a beginner or looking to improve your communication skills, this program helps you build confidence in speaking, listening, reading, writing, grammar, vocabulary, and pronunciation through practical, step-by-step lessons. Successful completion of all semesters leads to a diploma certificate.

โœ… Beginner-Friendly
โœ… Practical & Interactive Lessons
โœ… Improve Speaking, Writing, Reading & Listening
โœ… Learn at Your Own Pace
โœ… Diploma Certificate Upon Completion

๐Ÿ“š Enroll today and start your English learning journey!

๐ŸŒ Visit: https://laambad.com/course-category/english-language/?tutor-course-filter-category=91

13/09/2026

APPLIED AI | FROM PROMPTING TO AUTOMATION

Learn how to use **Artificial Intelligence (AI)** effectively in everyday work, business, education, communication, decision-making, productivity, and problem-solving.

This practical course focuses on applying AI to real-world tasks, rather than technical AI development. Youโ€™ll learn how to work effectively with modern AI tools and integrate them into your daily workflows.

๐ŸŽฏ Youโ€™ll learn how to use AI for:
โ€ข Work & Business
โ€ข Education & Research
โ€ข Writing & Communication
โ€ข Decision-Making
โ€ข Productivity & Problem-Solving
โ€ข Prompting & AI-Assisted Tasks
โ€ข Task Automation

๐Ÿš€ Learn AI. Apply it to your work. Boost your productivity.

๐ŸŒ Visit:https://laambad.com/courses/applied-ai-from-prompting-to-automation/

Address

Taleh, Fatxi Taleh
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laambad E-Learning Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Laambad E-Learning Platform:

Shortcuts

Share