Capital institute Academy

Capital  institute Academy

Share

Higher Education Academy for short Courses medical, language, technology and others which will be taken online programs

21/11/2025

Maxaa ka Xasuusataa Macalinkii Noloshaada Bedelley?

Qof walba wuxuu leeyahay macalin aan la ilaawi karin โ€” mid dhiirrigeliyey, fahmay, oo qalbigeena ku reebay raad waara.

Qor sheekadiisa hoose, bal aan si wadajir ah u xusno geesiyaasheenna aqooneed โ€” kuwa iftiimiyey jidka aqoonta, dulqaadka, iyo riyada.


institute Academy

29/10/2025

Loperamide is used for..
1. Diarrhea
2. Fever
4. Cough
4. Pain

11/08/2025

๐—ข๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€

Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Capital institute Academy uu bilaabi doono barshada maadooyinka Caafimaadka.

1 .Waxbarashada machadka waa lacag la'aan.
2 .Mudada waxbarashadu waa bilo kooban.
3 .Habka waxbarashada machadka waa online.
4 .Cashirada waa maqal iyo muuqaal.
5 .Cashirada waxaa lagu qaadanayaa whatsAppka ama Telegram
6.Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma.

Maadoyinkaka lagubaran doono machadka waa kuwaan hoos ku xusan.

1 ๐™‹๐™ƒ๐˜ผ๐™๐™ˆ๐˜ผ๐˜พ๐™Š๐™‡๐™Š๐™‚๐™” 4BILOOD DIPLOMA
2 ๐™‰๐™๐™๐™๐™„๐™๐™„๐™Š๐™‰ 3BILOOD DIPLOMA
3. ๐—ก๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—ก๐—š. 4BILOOD DIPLOMA
4. ๐—Ÿ๐—”๐—•O๐—ฅ๐—”๐—ง๐—ข๐—ฅY 3BILOOD DIPLOMA
5. ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก 4BILOOD DIPLOMA
6. ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ 6BILOOD DIPLOMA
7. ๐—–๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ. 6BILOOD DIPLOMA

Duruusta waxa ee bilabaneysa 14/08/25

La wadaag asxaabtaada

21/11/2024

๐—•๐—น๐—ฒ๐—ฝ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€

Waa caabuq ku dhaca isha baarkeeda,caadiyan caabuqaani wuxuu ku dhacaa caarada h**e ee baarka isha (eyelids) meesha tintu ka soo baxdo.xaaladaani waxay korartaa markii ay xirmaan qanjidhada yaryar ee ku yaal mesha ay tintu ka sobaxdo ee isha baarkeeda h**e,taasoo keenaysay.
1-barar
2.Gaduudasho
3.cuncun

๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—ฆ๐˜†๐—บ๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—บ๐˜€)

1-isha oo aan la isu hayn karin.
2-ilin iyo isha oo gaduudata.
3-cun-cun
4-baarka isha oo rifma ama tifma.
5-isha oo hurta dareentana mudid.
6-isha oo u muuqata mid duxleh.

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ (๐—ง๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜)

1-Nadiifi malinkasta ado istimalaya maro nadifa ah iyo biyo diiran.
2-Qaado dawoyinka caabuqa(anibiotics)
3-Ka daaweey calaamada ku soo kordha sida:
xanuun,barar iyo cun-cun.

09/09/2024

Hadii aad jeceshahay bad sashada ama cadaysato cabista sharaabyada qasacadeysan la macaaneeyo ee loo qayaan โ€œsoda , fizzy drinksโ€
Waxaad saxiib dhow la noqon doontaa xanuunadan:-

*xanuun ka macaan ka (Type 2 diabetes)
* miisaan badan (obesity)
*kalyo xanuun
* wadno xanuun
Iyo qaar kale oo badan

Hal malqacad ๐Ÿฅ„ oo sonkor ahi waa 4.2grams
Caagad ama daasad sharaabka soda ahi waxa ku jira qiyaas ahaan 7-10 ๐Ÿฅ„ malqacadood oo sonkor ah .

Dib uga fikir waxaad cabayso !

Adigu sharabkee badsataa ama jeceshahay?

13/06/2024

Ragga dhaxdooda(waist circumference) hadduu 36 inches dhaafo, dumarkana hadduu dhaafo 35 inches waxey qatar ugu jiraan xanuunadaan hoos ku xusan.

1. Cholestrol
2. Sokor(macaan).
3. Dhiigkar
4. Stroke

07/06/2024

FAA IIDOYINKA NAAS NUUJINTA
1 naaska waxaa lga helaa dhamaan nafaqada lagama maarmaanka u ah koriinka ilmaha.
2. Naas NUUJINtu waxay hoos u dhigtaa khatarta ilmaha ee
Cayilowga (obesity).
Xiiqda
Wadna xanuunka.
Iyo macaanka(type 2).
3. Naas nuujintu waxay hooyada ka difaacdaa khatarta.
Kansarka naasaha.
Xanuunada wadnaha
Cayilowga
Iyo lafo xanuunka( osteoporosis).
Hadaba aynu ku dadaalno naas nuujinta.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Somalia Banadir
Mogadishu
252