Hiil Foundation

Call Directions

Hiil Foundation Hiil Foundation is a nongovernmental organization that serves at education sector and human aid.

Its main headquarter is in Mogadishu and it operates in the south and central regions of Somali.

Hiil Foundation waxey aheyd Tababar tayadda ee qabtay Efasom Somalia inta u dhexeysay  21-22July 2026.
22/07/2026

Hiil Foundation waxey aheyd Tababar tayadda ee qabtay Efasom Somalia inta u dhexeysay 21-22
July 2026.

15/08/2024

Tababarka Macalinnimo # maalinta 1aad
Exam setting method

07/08/2024
Tababar ku saabsan Tayada Waxbarashada oo dhan yahay, waxaa loo qayb galay Ustaad Bashiir Mohamud Osman
10/07/2024

Tababar ku saabsan Tayada Waxbarashada oo dhan yahay, waxaa loo qayb galay Ustaad Bashiir Mohamud Osman

Ciid wanaagsan
27/06/2023

Ciid wanaagsan

Wargelun Muhiim AhIskuulka Abjad Primary & Secondary School wuxuu bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub Sanad Dugsuyeedk...
17/06/2023

Wargelun Muhiim Ah
Iskuulka Abjad Primary & Secondary School wuxuu bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub Sanad Dugsuyeedka 2023-2024, heerar kala ah dugsiga hoose, dhexe iyo sare.
Wixii faahfaahin ah, la xiriir: 0616437977

Gudoomiyaha Haya 'ada hiil foundation ayaa maalintii 2aad ka qaybgaliya kulan loo hadlaya wsxbarasshada caruurta dalka g...
15/06/2023

Gudoomiyaha Haya 'ada hiil foundation ayaa maalintii 2aad ka qaybgaliya kulan loo hadlaya wsxbarasshada caruurta dalka gaar ahaan caruur barakacayaasha, caruurta naafada iyo waliba caruurta qoysaska saboolka, kulankaas oo ay soo qabanqaabisay haya'adda EFASOM

Gudoomiyaha Haya'adda Hiil Foundation Mr. Maxamed Cismaan Idris ayaa ka qeybgaay kulan aqooneed loo hadlayay arrimaha wa...
14/06/2023

Gudoomiyaha Haya'adda Hiil Foundation Mr. Maxamed Cismaan Idris ayaa ka qeybgaay kulan aqooneed loo hadlayay arrimaha waxbarashadda Dalka soomaliya oo ay soo qabanqaabisay Haya'adda EFASOM, maanta oo ay taariikhdu tahay 14/6/2023, kulankaas oo soconaya muddo 2 maalin ah.

Address

Thirty (30) Street In Mogadishu, At Carwo Itko
Mogadishu

Telephone

+252614473132

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share