10/05/2023
Maxamed cabdullahi da,diisa 30 jir kasoo lumay deegaanka garasbaley gaar ahaan xafada tabelaha sh ibraahim maskaxda ayaa uu kaa xanuunsan yahay waxa uu dha ahaan matay macawiis iyo funanad telka 0618672648 ama 0615239645
02/08/2021
Fadlan Walaal Ka Qeyb Qaado Ololaha Bad baadinta Ubadka Ku Dayacan Darbiyada. Inagoo rabna in aan u sameyno Hooy ay Ku hooydaan iyo Goob Lagu dhiso garadka maskaxdooda Laguna baro Xirfadaha ay Ku shaqeysan lahaayeen mustaqbaka.
Fadlan ha yareysan waxad awoodo Ku caawi
23/06/2021
Ka warama cawa waxa ay Ku Sugan yihiin madama roob uu da,aayo qawoow said ah uu jiro ilmaha darbi jiifta ah waxa ay seexdaan darjiimada lamiga ah ma heestaan meel ay kaga ganbadan roobka balse inshaa alllah sabtiga waxan rajeyneynaa in aan xarunta Lagu xanaaneeyo furno oo aan Xarig jarno inshaa Allah
Fadlan nala cawi.
Wixi faahfahin 0615000173