Hayle Barise Technical Development Centre

Hayle Barise Technical Development Centre

Share

Hayle Barise Technical Development Centre is a dynamic and inspirational place to study, merging raw technical talent with academic brilliance.

02/05/2026

Dadaalkiinna iyo sabarkiinna maanta wuu miro dhalay. Hambalyo

02/05/2026

Hambalyo ardayda qalin-jabisay, Mustaqbal ifaya ayaa idin sugaya.

02/05/2026

Maanta waxaan u dabaaldegayaa guushayda iyo safarkayga.

02/05/2026

Ardayad qalin-jabisay ayaa si kalsooni leh uga jeedisay khudbad munaasabadda, iyadoo la wadaagtay safarkeeda waxbarasho,

02/05/2026

safar waxbarasho oo guul ku dhammaaday. ๐ŸŽ“

02/05/2026

Madaxa Ku hadlaya Afka waalidiinta dugsiga ayaa ka jeediyay khudbad qiimo leh munaasabadda, isagoo muujiyay farxad iyo mahadnaq ku aaddan guusha ardayda iyo dadaalka macallimiinta.

02/05/2026

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa ka jeediyay khudbad qiimo leh munaasabadda, isagoo dhiirrigeliyay ardayda isla markaana la wadaagay talooyin muhiim u ah mustaqbalkooda

Photos from Hayle Barise Technical Development Centre's post 30/04/2026

Munaasabaddan qalin-jabinta waxaa sharaf weyn noo aheed in marti sharaf iyo qiimo leh iyo waalidiinta ardayda kasoo qeyb galeen

29/04/2026

Safar dadaal iyo guul ku dhisanโ€”ka daawo muuqaal kooban oo muujinaya farxadda iyo xusuusta maalinta qalin-jabinta.

Photos from Hayle Barise Technical Development Centre's post 29/04/2026

๐ŸŽ“ SAWIRO QEYTA 3 AAD : Marti Sharaf

Waxaa sharaf weyn noo ah in munaasabadda qalin-jabinta ay ka soo qaybgaleen laba marti sharaf oo heer sare ah: Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Joogitaankooda wuxuu dhiirrigelin iyo qiime gaar ah ku kordhiyay maalintan muhiimka ah.
#2026โœจ

Photos from Hayle Barise Technical Development Centre's post 29/04/2026

๐ŸŽ“ SAWIRO QEYTA 2 AAD: Maalinta Qalin-jabinta

Safarku wuxuu ku bilaabmay sharaf iyo kalsooni.
Maanta waa bilow cusub.
#2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Balad Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00