Innovation And Creativity Institute

Innovation And Creativity Institute

Share

فكر بإبداع، وابتكر بتفوق

Think Creatively, Innovate with Excellence

14/02/2026

Guushada adiga ayey kugu xiran tahay.
Macruuf Cabdi Raxman

08/01/2026

𝗦𝘂𝗰𝗰𝗲𝘀𝘀 𝗱𝗼𝗲𝘀 𝗻𝗼𝘁 𝗰𝗼𝗺𝗲 𝘄𝗶𝘁𝗵𝗼𝘂𝘁 𝗽𝗹𝗮𝗻𝗻𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗲𝗳𝗳𝗼𝗿𝘁.
#نجاح
#التخطيط

06/01/2026
06/01/2026

Muuqaal soo koobaya tababarkii PSP
Waxaa iska kaashaday Bahda Maan-Dhuux iyo Innovation and Creativity Institute

Photos from Innovation And Creativity Institute's post 03/01/2026

QEYBTA 2AAD SHAHAADO BIXINTA KA QEYB GALASHAYA TABABARKA.



#تخطيط #التخطيط #الإستراتيجي #الشخصي

Photos from Innovation And Creativity Institute's post 02/01/2026

SAWIRADA QEYBTA 1AAD
Machadka Innovation & Creativity Institute (ICI) iyo Maan-Dhuux ayaa shalay si guul leh u qabtay tababar ku saabsanaa (Personal Strategic Planning), Waxaana bixinaayay Tababare Sare Macruuf Cabdi Raxman kaas oo u dhacay si habsami leh una ahaa mid si weyn looga faa’iideystay.
Ka-qaybgalayaashu waxay heleen aqoon, xirfado iyo aragtiyo wax ku ool ah oo ka caawinaya qorshaynta noloshooda shakhsiyadeed iyo mustaqbalkooda, iyadoo tababarkuna uu ku dhammaaday jawi firfircoon, dood furan iyo ka-qaybgal muuqda.




26/12/2025

FURSAD AQOONEED MUHIIM AH:

​Machadka Innovation And Creativity Institute iyo Bahda Maan-Dhuux waxay kugu casuumayaan tababar tayo leh oo ku saabsan xirfada qorshaynta📉✅ waxaa bixin doona Ustaad Macruuf Cabdi Raxman.
​Haddii aad rabto inaad wax badan ka barato sirta qorshaynta guuleysata, ha lumin fursadan.

Hadaba si aad qeyb uga noqoto waa in aad kusoo biir taa lifaaqa hoose;
👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/DXqXrUMyyrv5rWVcEcyfOe

👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/BOwG6zNXO8WJjY86YU6lVz

Photos from Innovation And Creativity Institute's post 16/04/2025

Machadka Curinta iyo Hal abuurka (ICI) ayaa waxa uu soo agaasimay Tababar ku saabsan Xirfadda Fagaare ka hadalka ama loo yaqaano ( public Speaking )Kaas oo ka dhacay Golden Hotel ee magaalada muqdisho.

Tababarkaan waxaa bixinayay Aqoonyahan Mr Abdifitah Ali Hassan oo ka mid ah tababarayaasha machadka, Aqoon sarana u leh xirfaddaan.

Ka qeyb galayaasha ayaa waxa ay heleen casharro muhiim ah oo ku saabsan sida loo horumariyo Xirfadda Fagaare ka hadalka iyo faa'iidada ay u leedahay Qofka, Sidoo kale ka qeyb galayaasha ayaa is dhaafsaday khibradahooda iyada uu tababare Mr Abdifitah uu ahaa hage iyo tusiye.
Hal ku dhigga tababarka waxa uu ahaa

kalsoonida, waa codka guusha.
ka hadalku waa fanka qalbiga lagu taabto.
#الإلقاء
#التحدث #أمام #الجمهور



24/01/2025

Jimco wngsan

@

16/01/2025

𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐛𝐜𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝

https://chat.whatsapp.com/Edbehlw6Z4V3OKhrYbN4dC

11/01/2025

Hal abuurka iyo xirfadaha waxay sare u qaadaan awooda shaqada iyo tartanka bulshada

NALA BILOW SAFARKA CUSUB 2025


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jalle Siyaad Road
Mogadishu