Fikrad Academy

Fikrad Academy

Share

Pagekan waxaan idinku soo gudbineynaa ogeysiisyada Xogta Iskuulka Wixii ugu dambeyey

11/12/2025

Jumma Mubarak

09/12/2025

Isbedel cusub iyo seminars kala duwan dhowaan fillo

05/04/2025

ogeysiis Bahda jecel Barashada Graphic Designka waxa uu Fikrad Academy idin soo agaasimay seminar ciwaankiisu yahay " sida loo noqdo xirfad yahan dhanka naqshadaha ah "
Seminarka waxa uu dhici dona 17 April 2025 haben khamisaad oo jumco ay soo galeyso saacada waa 8:15 pm haben waana live Google meeting
Kusoo biir linkiga whats app group:
https://chat.whatsapp.com/CX4vn41UgqM8cMI3Zuyb0A

31/03/2025

Goor Dhow Naga Filo Seminar!
Seminar Noce ayaad rajeyneynsaan Seminarka Diwan gelinta iyo Shahaadada waa Lacag la'aan

31/03/2025

Isha Ku haay pageka waxba soo socda!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Maka Almukarama
Mogadishu