07/06/2022
Ma Tahay Shakhsi Doonayo In Uu Hormariyo Ku hadalka Luuqada Englishka, Hadey jawabatadu Tahay HAA Waxan Kuu Heynaa Koorso English ah Socon Doonto Muddo 2 Bilood Ah weliba iyada Oo Macalimiin Khibrad Sare Leh kugu Diyaar Yihiin.
Fadlan Ha Mogaanin Oo Yaan Laga Buuxinin Adigoo La Xariirayo Nambarkan Hoos ku Xusan: Mahadsanidiin:/_
+252 61 9160807 : Soo Dhawoow.