Al-zuhuur primary & secondary school

Al-zuhuur primary & secondary school Al-zuhuur primary & secondary school

08/09/2022

Waa tartan aqooneed qurux badan oo ay soo bandhigeen fasalka 1-aad iyo fasalka 2-aad.
Wuxuuna ku soo dhammaaday (1-aad=12 vs 2-aad=12).
Masha allh

22/08/2022

Waa ardayda fasalka labaad ee dugsiga Al-Zuhuur oo akhrinaya heesta hingaadda xarfaha afka Soomaaliga.
Maasha Allh.

Ogeesiis Ogeesiis OgeesiisWaxaa la ogeesiinayaa dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Garasbaaley gaa...
14/07/2022

Ogeesiis Ogeesiis Ogeesiis
Waxaa la ogeesiinayaa dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Garasbaaley gaar ahaan xaafadaha Ugaarta iyo Foorilow in Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-Zuhuur uu bilaabay diiwaan gelinta ardayda gaar ahaan dugsiga hoose iyo dhexe tirada ardayda la qaadanayo way xadidan tahay horay u gaar.
Waxii faahfaahin ahna kala xiriir
0615661495/0615378655/0618954118.

Asc dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan leenahay Ciid wanaagsan (كل عام وانتم بخير) ( عي...
01/05/2022

Asc dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan leenahay Ciid wanaagsan
(كل عام وانتم بخير)
( عيد مبارك)

15/02/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku xeran pageka schoolka Al-Zuhuur waxaa la ogeysiinayaa in schoolka idin bilaabay casharro taxane ah.
Dugsiga sare iyo dugsiga dhexe intaba.
Dugsiga sare casharada waxaa looga bilaawi-doonaa form one ilaa form four, halka dugsiga dhexena laga bilaabi doono fasalka 5-aad ilaa 8-aad.
insha allh
Gaarsii walaalahaaga ubaahan aqoon kororsiga.
kafaa'ideysi wacan.

12/02/2022

Sheeg magaciisa Saxda ah iyo naaneystiisa sheekhaan?
Sii sharegaree walaal Allaha ku xafidee

09/02/2022

Masha allh.
walaal ku tarbiyee awlaadaada diinta Islaamka iyo dhaqanka suubban.

09/02/2022

waa qaar ka mid ah ardayda dugsiga Al-Zuhuur oo sameynaya madadaalo cajiib ah.

03/02/2022

waa mid ka mid ah ardayda iskuulka Al_Zuhur Educational Academy.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615661495

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-zuhuur primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-zuhuur primary & secondary school:

Shortcuts

Share

Category