01/08/2024
61 4496688
๐ข๐๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.
* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)
* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah waxaa ula socdo book ga 1aad
* Mudada koorsada soconayso waa 6 bilood
SAM IYO EPI KA waa 1 bilood mudada ay soconayaan
* cashirada waa maqal iyo muuqaal online
* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa
Ama Caadi inoo soo wac
0614496688
30/06/2024
https://wa.me/message/WZ7YVK4WOOHZL1
Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid

22/11/2023
Cunto dheelitiran ayaa keenta jir dheelitiran
Hadaba iskajooji Sukorta badan oo aan sida dadban u isticmaalo sida macmacaanka iyo shaaha badan
Sidokale iska jooji baastada iyo bariiska joogtada ah waxay sabab unoqonkaraan sinaanta la aanta jirkaaga iyo caafimaadkaaga
Sidokale jimicsiga ayaa ka qayb qaadankara sinaanta jirkaaga
Somali Medical College
Mahadsanidiin
28/10/2023
61 4496688
https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1
Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid
๐ข๐๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Pharmacology 6bil Diploma
Nursing 6bil Diploma
Nutrition 4bil Diploma
Public health 6bil Diploma
Midwifery 6bil Diploma
English 6bil Diploma
Computer 2 Diploma
Immunization 1bil Certificate
Malnutrition 1 bil Certificate
* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)
* kubaro 2maado 5dollar halmaadana 4dollar
* cashirada waa maqal iyo muuqaal online
* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa
Ama Caadi inoo soo wac
0614496688
02/07/2023
https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1
Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid
๐ข๐๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.
* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)
* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah waxaa ula socdo book ga 1aad
* Mudada koorsada soconayso waa 6 bilood
SAM IYO EPI KA waa 1 bilood mudada ay soconayaan
* cashirada waa maqal iyo muuqaal online
* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa
Ama Caadi inoo soo wac
0614496688
16/06/2023
๐
๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐-๐ค๐ ๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ (๐๐๐ซ๐ซ๐จ๐ญ)
karootada ama Dabacasta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin A
1. Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro carootada ka wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida agtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka.
2. Waxay ka qayb qaadata korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka.
3. Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha,mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyo kuwo kale.
4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxana kujiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha.
5. Waxay u fiicantahay difaaca jirka : fiitamiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka.
6. Waxay u fiicantahay hanaan ka taranka iyo samaysan ilmaha abuurmayo
7.Wuxu ka hortagaa qallalida iyo engegida maqaarka iyo isha. Dr faris Al attas
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.
Caafimaadka iyo Nafaqada
04/05/2023
61 4496688
๐ข๐๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Pharmacology 3bil Diploma
Nursing 3bil Diploma
Nutrition 2bil Diploma
Public health 3bil Diploma
Midwifery 3bil Diploma
English 6bil Diploma
Immunization 1bil Certificate
Malnutrition 1 bil Certificate
* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)
* kubaro 2maado 4 dollar halmaadana 3 dollar
* cashirada waa maqal iyo muuqaal online
* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa
01/04/2023
๐๐ฎ๐ฎ'๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ถ๐๐ถ๐ป๐๐ฎ (๐๐ฒ๐๐ฎ๐บ๐ฒ).
๐๐ข๐ฌ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ waxaa laga helaa Nafaqooyin kala duwan iyo fiitamiino uusan jirka bini aadamka usan ka maarmi karin iyo macdan muhiim ah u caafimaad-ka jirka oo waxay qani ku tahay dhamaan qaybaha kala duwan Ee Nafaqada sida: kaarboheydareytka, borotiinka, Duxda, Fiitamiinka iyo macdanta.
Arinta muhiimka ah ayaa waxay tahay cabir dhan tumun ama 100 garaam oo sisin ah waxa laga helaa 100% xaddiga macdanta (minerals) jirku u baahanyahay maalinti : Calcium 100%, Iron 100% , Magnesium 100% , Phosphorus 100% ,iyo Zinc 100% ,
Sido kale waxa laga helaa 50% xaddiga fiitamiinada B jirku u bahanyahay maalintii : B 1,B2,B3,B6,B9
sisintu waxaa laga dhaliyaa salida macsarada.
1.Waxay kor uqadaan caafimaadka waxayna ka hortagtaa xanuunada lafaha sida rumatiisamka : waxa ku jiro macdanta calcium, phosphorus ,zinc oo qayb ka ah qaab-dhismeedka iyo dayac tirka lafaha.
2.Waxay u fiicantahay Dheef shiidka : waxay qani ku tahay maadada faybarka (fiber) oo ka hortagto calool-fadhiga sidoo kale fiitamiinada B waxay ka qayb qaataan burburinta/ dheefshiidida cuntada .
3.Waxay u fiicantahay badqabka ilmaha uurka kujiro : waxa kujiro maadada folic acid ama B9 oo loo bahanyahay inay qaadato hooyada uurka leh hadii maadadaan ay ku yartahay hooyada waxay ilmaha ku keentaa halis caafimaad sida xangulaha ilmaha oo kasoo kuusmo dhabarka.
4. Waxay yareysaa xanuunada Neerfaha iyo walwalka ama walbahaarka : maadoonyinka magnesium ,cacium, fiitamiin B waxay muhiim u yihiin shaqada neerfaha iyo gudbinta fariimaha neerfaha .
5. Waxay ka hortagtaa dhiig yarida : xaddiga badan ee maadada iron waxay kamidtahay qaab-dhismeedka nunugyada dhiigga cascas.
6.Waxay u fiicantahay maqaarka : waxa kujiro noocyo kamid ah duxda oo muhiim u ah caafimaadka maqaaraka.
7.Caafimaad wadnaha : waxa ku jiro duxda unsaturated fatty acid oo ka hortagto cholestrol-ka xun sido kale macdan sida magnesiun oo muhiim u ah shaqada wadnaha.
8.Waxay ka qayb qaadataa difaaca jirka iyo walxaha suntaaa oo jirka laga saaro : waxa ku jiro xaddi aad ubadan maadada zinc oo ka qayb qaadato shaqada difaaha jirka.
9.Waxay muhiim u tahay hooyada nuujinayso iyo ilmaha : waxa kujiro borotiin iyo duxda muhiimka u ah koritaanka ilmaha iyo macdanta zinc ,magnesium iyo calcium oo ah nafaqooyinka muhiimka u ah hooyada iyo dhalaanka
10.waxay yareysaa caabuqa jirka iyo xanuunka sida caado wareenka.
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.