29/08/2022
Subax_Wanaagsan.
Intiina saaka Caafimaad kusoo toostey Allah ha idiin siyaadiyo, Alxamdulilaah dhaha oo Allah ugu mahadnaqa nimcadaasi wayn, inta aan fursadaasi helin ee xanuunsana Allah haka dulqaado oo Caafimaad sareecana ha siiyo, aamiin.
institute and journalism