08/05/2020
Barashada iyo xifdinta Qur'anka kariimka si online ah.
Waa wax barasho online ah gaar ahan Qur'anka kariimka iyo tarbiyada islamka.
08/05/2020
Barashada iyo xifdinta Qur'anka kariimka si online ah.
Hadii aad qurbaha joogto ku bar ubadkaaga Qur'aanka kariimka iyo tarbiyada Islamka iyo wiliba afkaaga hooyo si online ah.
Wixii faahfaahin dheerad ah kala soo xiriir what's appka tel: +252615048250
Kheirka hala faafiyo walalayal share, like iyo wixi talo ah commentigiina hoos noogu reeba inshaAllah.