SODEC School in Bulohubey Branch One

SODEC School in Bulohubey Branch One Kadar Tuuneey Online was founded to improve education and help students in different subjects.

Maxaa farqi u dhexeeya waaba isla dadki ye?
30/08/2023

Maxaa farqi u dhexeeya waaba isla dadki ye?

31/03/2022
Xisaabaadka dugsiga hoose iyo dhexe waa free lacag la aan ah waan bilownayba maanta hal darsi ayaan bixinay waxaa la soo...
13/02/2022

Xisaabaadka dugsiga hoose iyo dhexe waa free lacag la aan ah waan bilownayba maanta hal darsi ayaan bixinay waxaa la soo xaadiraa iskuulka kuna yaala buulxubey agagaarka macruuf waa SODEC school. 615802422

08/02/2022

Waxaan ogeysiineynaa dhamaan dadka daneynaaya iney ku biiraan dugsiyada sare sanad dugsiyeedka soo socda ee ku dhiban xisaabaadka sugsiga hoose dhexe, in iskuulka SODEC oo ku yaala Bulxubey kasoo horjeedka macruuf uu qabanaayo kooras xisaab oo bilaash ah Bisha February 2022, oo socon doonta laba bilood keliya oo lagu diyaarinaayo ardeyga.
Whatsup : 615802422 is qorista waa ay socotaa.

05/01/2022

Waxaan bilownay koorsooyin qaas oo lagugu baraayo English Grammar keliya gelinka h**e ah subixi 6:30am oo aan ugu tala galnay dadka aanan fursada u heli karin xiliyada kale iyo computer iyo xisaabaadka dugsiga hoose dhexe. Buloxubey macruuf ama wac: 615802422

Kadar Tuuneey Online was founded to improve education and help students in different subjects.

02/01/2022

Kadar Tuuneey Online was founded to improve education and help students in different subjects.

29/12/2021

Waa koorsooyin bilaabanaaya sanadka cusub 2021 iyo maadooyinki iskuulka bixinaayay oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay.

Kadar Tuuneey Online was founded to improve education and help students in different subjects.

Address

Macruuf
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 18:00
Tuesday 06:30 - 18:00
Wednesday 06:30 - 18:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 06:30 - 18:00
Sunday 06:30 - 18:00

Telephone

+252615802422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SODEC School in Bulohubey Branch One posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category