Mahmoud Ismail Adam

Mahmoud Ismail Adam

Share

Tutor/Teacher

27/07/2024

Ex-Axmed Gurey, Imamu Malik School.
( Aqoon La'aani Waa Iftiin La'aan )

24/07/2024
01/08/2023

𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢........𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢..

Dugsiyada Imam-Malik ayaa Galay Kaalimaha 1AAD & 2AAD ee Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Dugsiga ayaa noqday dugsiga KOOWAAD ee 10ka dugsiga ee ugu wanaagsan Gobolka Banaadir.

Dhanka kale waxaa baasay oo gudbay dhamaan ardadeenna oo ahaa 373, mana jiro arday ku haray Imtixaanka.

Mahad oo dhan Allaah ayaa iska leh………

30/06/2022

أصناف العنكبوت:
( مَثَلُ الَّذِينَ اتَّخَذُوا مِن دُونِ اللَّهِ أَوْلِيَاءَ كَمَثَلِ الْعَنكَبُوتِ اتَّخَذَتْ بَيْتًا ۖ وَإِنَّ أَوْهَنَ الْبُيُوتِ لَبَيْتُ الْعَنكَبُوتِ ۖ لَوْ كَانُوا يَعْلَمُونَ )
وعن أصناف العنكبوت قال القزويني في عجائب المخلوقات وغرائب الموجودات: والعنكبوت أصناف كثيرة لكل صنف فعل عجيب منها الطويلة الأرجل فإنها لما عرفت ضعف قوائمها وأنها تعجز عن الصيد أعدت للصيد مصائد وحبالاً من الخيوط فعمدت إلى فرجة بين حائطين متقاربين وتلقي لعابها الذي هو خيطها ليلصق به ثم يعدو إلى الجانب الآخر ويحكم الخيط في الطرف الآخر وهكذا ثانياً وثالثاً وهذا هو السدى، ثم يحكم لحمته حتى يتم النسيج، كل ذلك في تناسب هندسي حتى يصبح النسيج ثم يقعد في زاوية مترصداً وقوع الصيد فيها فإذا وقع فيها شيء من الذباب أو البق بادر إلى أخذه.

Photos from Mahmoud Ismail Adam's post 12/06/2022

Waxaad Isbarbar dhigtaa, man-made iyo God -made sida as technology and Science keebaa baaxadleh.
Memories ama Storages ka la adeegsado waxaan aragnaa iney gaarayaan inta aan ka aragney phones ka iyo Computers ka 2Tb marka aan nimaadno Visions kane ama PIXELS ka iney gaarayaan phones ama Camera ba 108 ilaa 300 PIXELS taasi waa man-made aan u imaanno God -made Maskaxda beni Aadamka waxay gaareysaa 2.5 million Gb ama Storages dhinaca kale Visions ka aragtida isha beni Aadamka waxay gaareysaa 324 million PIXELS Vision Quality.

11/06/2022

«اغتنم خمسا قبل خمس:
شبابك قبل هرمـك
وصحتك قبل سقمك
وغناك قبل فقـرك
وفراغك قبل شغلك،
وحياتك قبل مـؤتك

12/05/2022

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Marka uu mid kasta wax qaban waayo ayuu marka u dambeyso leeyahay hada kadib ayaa wax fiican sameynaa waa marka uu meel kasta qasay. Waxaan soo xasuustey sheeko yar oo dhex martay Juxa Iyo Dadkii uu la noolaa waxayna aheyd sheekada sida tan, Hada ka hor baa juxa la yiri adaa cod macaan lahe
kaalay salaada cishaha na tuji markaasu aqbalay
wuuna tujiyay. Kadib dadkii baa kala dhamaan waayay alle juxa cod macaanidaa.markaas buu yirl:
Waliba ma aanan wayso gabinee hadan wayso qabilahaa waa la yaabl lahaa.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu