Markazka Al-Siraaj

Markazka Al-Siraaj 0619857089

09/05/2026

Muuqaal kooban Xafaladi Qalin jabinta Qur’aanka ee Markazka Al-Siraaj

Waxaa saakay si heer sare ah uga qabsoontay Markazka Al-Siraaj xaflad qalin-jabineed oo loo sameeyay arday dhammaystay b...
01/05/2026

Waxaa saakay si heer sare ah uga qabsoontay Markazka Al-Siraaj xaflad qalin-jabineed oo loo sameeyay arday dhammaystay barashada Qur’aanka Kariimka ah. Xafladda ayaa ahayd mid si qurux badan loo agaasimay, iyadoo ay ka soo qaybgaleen culimo, waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Intii ay xafladdu socotay, waxaa la jeediyay qudbado qiimo leh oo lagu dhiirrigelinayay ardayda, laguna xusay fadliga iyo qiimaha barashada Qur’aanka. Ardayda qalin-jabisay ayaa muujiyay dadaal iyo akhlaaq wanaagsan, taasoo keentay in lagu ammaano guusha ay gaareen.

Ugu dambeyn, waxaa la guddoonsiiyay shahaadooyin iyo abaalmarinno ardayda, iyadoo lagu boorriyay inay sii wadaan barashada diinta iyo ku dhaqanka Qur’aanka Kariimka ah. Xafladdan ayaa ku soo dhammaatay jawi farxad iyo duco leh.

Sawiro qaybti labaad_.

Sawiro qaybti koowaad_.

12/12/2025

Kasmo Primary & Secondary School

Waxaa maanta oo Arbaco ah, galinka h**e, lagu qabtay xarunta Iskuulka Kasmo tartan Qur’aan ah oo loo qabtay shan fasal o...
27/08/2025

Waxaa maanta oo Arbaco ah, galinka h**e, lagu qabtay xarunta Iskuulka Kasmo tartan Qur’aan ah oo loo qabtay shan fasal oo ka tirsan ardayda Markazka Al-Siraaj.
Tartankan barakaysan waxaa si weyn uga soo qayb galay dhammaan ardayda dugsiga dhigta, maamulka, iyo macallimiinta.

Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu xoojiyey xiisaha Qur’aanka Kariimka ah, isla markaana ardaydu ay ku muujiyeen hibadooda iyo dedaalkooda barashada Kitaabka Alle.

Ardaydii kaalmaha h**e ka galay tartanka waxaa la guddoonsiiyay abaalmarino gaar ah, taas oo dhiirrigelin u noqotay dhammaan ardayda kale si ay dadaalkooda u laban laabaan.

16/08/2025

Mid kamida Ardayda dhigta Markazka Al-Siraaj oo quraan cod wanaagsan ku akhrinaya

16/08/2025

Mid kamida Ardayda dhigta Markazka Al-Siraaj oo quraan cod wanaagsan ku akhrinaya

Address

XAMARJADIID
Mogadishu

Telephone

+252619857089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markazka Al-Siraaj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Markazka Al-Siraaj:

Shortcuts

Share

Category