24/05/2022
Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullahi Cabdiraaan (Tootoole) ayaa ku dhawaaqay in Salaad roobdoon ah lagu tukanayo Magaalada Cadaado bari oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 25 Bisha May 2022.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MO.iimaan bare, Education, Mogadishu.
24/05/2022
Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullahi Cabdiraaan (Tootoole) ayaa ku dhawaaqay in Salaad roobdoon ah lagu tukanayo Magaalada Cadaado bari oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 25 Bisha May 2022.
24/05/2022
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida.
Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro ka tirsan xukuumadda Galmudug, saraakiisha ciidamada qalabka sida, gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo maamulka degmada Dhuusamarreeb.
Waxaa lagu guuleystay daminta dab qasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalay isgoyska Banaadir ee magaaladda Muqdisho.
18/05/2022
Ha is oran cidi Kuma arkeyse afka buuxso
Awood iyo sinaan eex La.aan ayaa lagaa rabaa
U naxariiso xakas kaaga
Waqti sii intaa dadka kale siiso in ka badan