Xanaanada Al Raxma

Directions Contact the school

Xanaanada Al Raxma Al Raxma Waxa Ay kuu Heysaa Barashada QuraanKa & Culuumta diinta, School & College Xanaanada Caruurta

25/09/2026

🌹Sheekh Maxamed Macallin Xaamud 🌹

Waxaa sharaf iyo qiimo weyn noo ahayd wacdigiisii quruxda badnaa ee uu Sheekh Maxamed Macallin Xaamud kasoo jeediyay xafladdii ka dhacday Hoolka Xanaanada & Koleejka Carruurta AL-RAXMA.

Wacdi xambaarsanaa xikmad, waano iyo dhiirrigelin ayuu bulshada la wadaagay, isagoo si gaar ah u muujiyay muhiimadda ay leedahay tarbiyadda wanaagsan, waxbarashada iyo barbaarinta jiilka soo koraya. 📚❤️

Alle ha ka abaalmariyo Sheekhii waqtigiisa iyo aqoontiisa u huray bulshada, hana ka dhigo wacdigiisii mid qalbiyada dadka taabta, noloshoodana wax ka beddela. 🤲

XANAANADA AL-RAXMA — Tarbiyad, Waxbarasho iyo Mustaqbal wanaagsan. 🌱✨

🌹SHEIKH MAHAMED MOALIM XAMUD 🌹Waxaa sharaf iyo qiimo weyn noo ahayd wacdigiisii quruxda badnaa ee uu Sheekh Maxamed Maca...
25/09/2026

🌹SHEIKH MAHAMED MOALIM XAMUD 🌹

Waxaa sharaf iyo qiimo weyn noo ahayd wacdigiisii quruxda badnaa ee uu Sheekh Maxamed Macallin Xaamud kasoo jeediyay xafladdii ka dhacday Hoolka Xanaanada & Koleejka Carruurta AL-RAXMA.

Wacdi xambaarsanaa xikmad, waano iyo dhiirrigelin ayuu bulshada la wadaagay, isagoo si gaar ah u muujiyay muhiimadda ay leedahay tarbiyadda wanaagsan, waxbarashada iyo barbaarinta jiilka soo koraya. 📚❤️

Alle ha ka abaalmariyo Sheekhii waqtigiisa iyo aqoontiisa u huray bulshada, hana ka dhigo wacdigiisii mid qalbiyada dadka taabta, noloshoodana wax ka beddela. 🤲

XANAANADA AL-RAXMA — Tarbiyad, Waxbarasho iyo Mustaqbal wanaagsan. 🌱✨

Jumca Mubaarak
24/09/2026

Jumca Mubaarak

24/09/2026

Hambalyo AXMAD XABIIB CALI

🎉 MAASHA ALLAAH, HAMBALYO! 🎉

Maanta waa maalin farxad iyo sharaf gaar ah leh. Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaa
AXMAD XABIIB CAL, oo ku guuleystay inuu dhammaystiro Qur’aanka Kariimka, isagoo sidoo kale ah arday dhigta Fasalka 8aad Ee XANAANADA AL RAXMA. 📖❤️

Guushan waa mid mudan in lagu faano, waana miro ka dhashay dadaal, dulqaad iyo jacaylka uu u qabo Kitaabka Alle. 🌹

Alle ha u barakeeyo Qur’aanka uu bartay, ha ka dhigo mid qalbigiisa nuuriya, cilmigiisana ha u siyaadiyo. 🤲

❤️ Hambalyo Axmad Xabiib Cali!
📖 Qur’aanku ha kuu noqdo hanuun iyo iftiin noloshaada oo dhan.

🌹 Maama Fatxi Axmed DhagadheereIyadoo farxad iyo mahadnaq ku dheehan tahay ayay ka hadashay wiilkeeda oo dhammeeyay Qur’...
23/09/2026

🌹 Maama Fatxi Axmed Dhagadheere
Iyadoo farxad iyo mahadnaq ku dheehan tahay ayay ka hadashay wiilkeeda oo dhammeeyay Qur’aanka Kariimka ah.
🤲 Alle hauuga dhigo Qur’aanka nuur iyo hanuun Insha Allaah

🌸 Faadumo Cabduqaadir Suleymaan 🌸📖 Waxay baratay Qoraalka & Akhriska.🤲 Alle ha u barakeeyo cilmigeeda, hana uga dhigo mi...
22/09/2026

🌸 Faadumo Cabduqaadir Suleymaan 🌸
📖 Waxay baratay Qoraalka & Akhriska.
🤲 Alle ha u barakeeyo cilmigeeda, hana uga dhigo mid Anfaca iyada iyo bulshada. Aamiin. ❤️

22/09/2026

🎙️ Cod Macaan Oo Soo Jiidasho Leh
🌹 Sumayo Maxamed Cabdullaahi
✨ Ku soo dhowaada, kuna raaxaysta codkeeda macaan.

20/09/2026

Aamina Tooxoow & Hoolka Xanaanada Al Raxma & Qudbadii Maama Aamina Tooxoow Xasan Oo Kamid Ah Waalidiinta Xanaanada & Kolejka Caruurta Al Raxma Daawasho Wacan

Maama Aamina Tooxoow Oo KamidahWaalidiinta Xanaanada & Kolejka Caruurta AL RAXMA
20/09/2026

Maama Aamina Tooxoow Oo Kamidah
Waalidiinta Xanaanada & Kolejka Caruurta AL RAXMA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaanada Al Raxma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Xanaanada Al Raxma:

Shortcuts

Share