06/02/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ฏ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป ๐๐ฅ๐
Waxaan si ๐ค๐๐ฅ iyo ๐ฅ๐๐๐ ah ugu ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐๐ 50-ka arday ee isugu jiray kuwa jaamacado dhameeyey iyo kuwo weli waxbarashada ku jira, kuwaas oo si guul leh u soo dhammaystay tababarka cinwaankiisu ahaa โ๐๐๐๐จ๐ฆ๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ฐ๐ซ๐ข๐ญ๐๐ซ & ๐๐จ๐ข๐๐ ๐๐ฏ๐๐ซ.โ
Tababarkan oo ay soo agaasintay Baraarug Academy, isla markaana ay bixiyeen macallimiin khibrad durugsan leh โ mowduca kuwaso kala ahaa Macallin iyo Macallin โ wuxuu siiyey ka qaybgalayaasha ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป iyo ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐จ muhiim ah.
Waxa uu qabsoomay 5 ๐๐๐๐ง๐ช๐๐ง๐ฎ 2026, kana dhacay ๐พ๐๐จ๐ฉ๐๐ก๐ก๐ค ๐พ๐ค๐ฃ๐๐๐ง๐๐ฃ๐๐ ๐๐๐ก๐ก โ Xayat Market.
๐๐ป๐๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ ๐๐ผ๐ฐ๐ฑ๐ฎ๐, ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐พ๐ผ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ผ ๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป:๐
โข Barashada ๐ก๐๐๐ค๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ-๐ฒ๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง (qaab-dhismeed, fikrad dhisid, iyo hab sheeko gudbin).
โข Kobcinta ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ iyo ๐๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐๐ก loo diyaariyo.
โข Fahamka ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐-๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ-๐ค๐ ๐๐จ๐๐ค๐ (tone, clarity, iyo articulation).
โข Ku tababbarashada isticmaalka ๐ง๐๐๐๐ฌ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐ marka la sameynayo Voice Over.
โข Barashada sida loo diyaariyo ๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐ฎ ๐ช๐๐ฅ๐ฆ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐, ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Gunaanad
Aydaydeena Waxaan u rajaynaynaa inaad xirfadahaas uga faaโiidaysataan horumarinta mustaqbalkiinna, isla markaana aad door muuqda ka qaadataan kobcinta hal-abuurka iyo warbaahinta ๐๏ธโ๏ธ
- Mar kale hambalyo โ guul iyo horumar ayaan idiin rajaynanayaa โจ๐๐ฏ