نشرالخير faafinta kheyrka

نشرالخير faafinta kheyrka

Share

𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥 Waa Dalad utaagan Hor-marinta Dug

18/08/2026
18/08/2026

: Nadwo Cilmiyeed ku saabsan in dadka looga digo xafladaha mowliidka shirkiyaatka iyo munkaraatka ay xambaarsan yihiin ayaa berri lagu qabanayaa Masjidka Al-istiqaamah Ee ku yaala dagmada yaqshiid ee magaalada muqdisho waxaana soo jeedinaya qaar kamid ah culimada magaalada Muqdisho.

18/08/2026

Mu’assasada Kheyriga ah eehooyo Maryan cosoble waxa ay qabanaysaa dowro/ tababbar loogu talogalay Mucallimiinta Qur’aanka Kariimka ah, taasi oo lagu qaban doono deegaanka Ceelasha Biyaha, gaar ahaan Hoolka Bader.
hoolku waxa uu dhinaca ku hayaa isbitaalka soomaali sudaneys Ceelasha Biyaha,Maalinta khamiistaa 8:00 subaxnimo
Iska diiwaangali
+252615563589

Ku biir
https://chat.whatsapp.com/GJVpigKeqE4EwN2sOlUOzQ?s=cl&p=a&ilr=0

17/08/2026

Ogeysiis muhiim ah

Waxay ogaysiinaysaa Mu’assasada Samafalka hooyo Maryan cosoble inay qabanayso dowro tababar ah oo loogu talagalay macallimiinta Qur’aanka Kariimka ah, taas oo lagu qaban doono deegaanka Ceelasha Biyaha, gaar ahaan Hoolka Beder. Hoolku waxow dhinaca ku hayaa isbitaalka somaali sudaneys Maalinta khamiistaa 8:00 subaxnimo

Iska diiwaangali
+252615563589

Ku biir
https://chat.whatsapp.com/GJVpigKeqE4EwN2sOlUOzQ?s=cl&p=a&ilr=0

17/08/2026

Waxay ogaysiinaysaa Mu’assasada Samafalka hooyo Maryan cosoble inay qabanayso dowro tababar ah oo loogu talagalay macallimiinta Qur’aanka Kariimka ah, taas oo lagu qaban doono deegaanka Ceelasha Biyaha, gaar ahaan Hoolka Bader. Waxow dhinaca ku hayaa isbitaalka soomali suudaanays Maalinta khamiistaa 8:00 subaxnimo

17/08/2026

Waxay ogaysiinaysaa Mu’assasada Samafalka hooyo Maryan cosoble inay qabanayso dowro tababar ah oo loogu talagalay macallimiinta Qur’aanka Kariimka ah, taas oo lagu qaban doono deegaanka Ceelasha Biyaha, gaar ahaan Hoolka Bader. Maalinta khamiistaa 8:00 subaxnimo

إعلان عن دورة تدريبية لمعلّمي القرآن الكريم
تُعلن مؤسسة أمي مريم عسبلي الخيرية عن إقامة دورة تدريبية مخصّصة لمعلّمي القرآن الكريم، وذلك في منطقة عيلشا بيها، وتحديدا في قاعة بدر.
📅 اليوم: الخميس
⏰ الوقت: الساعة 8:00 صباحًا

Iska diiwaangali
+252615563589

Ku biir
https://chat.whatsapp.com/GJVpigKeqE4EwN2sOlUOzQ?s=cl&p=a&ilr=0

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bakaaro
Mogadishu