24/08/2025
Degdeg: Kaalinta koowaad ee guud ahaan imtixaamka fasalka 12aad waxaa gashay gabar lagu magacaabo Asha Aadan Ugaas Xirse ka socotay gobolka banaadir iskuulka SOS.
Waxaan leenahay
Haybaliyo Haybaliyo Haybaliyo
07/08/2025
Nasiib wacan ardaydeena I.n
24/05/2025
SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu la wadaagayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada jadwalka imtixaanka Fasalka Sideedaad ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.
Waxaan u rajeynaynaa dhamaan ardayda fasalka 8aad gaar ahaan ardayda
iskuulka miftaxu sacadah
Guul
Guul Wacan!!!!!
31/12/2024
Waa maamulada Dugsiyada Hilaal iyo qaran bile
oo aanu nahay saaxiibada baxwaagta ah
21/11/2024
Hambaliyo maalinka macalinka soomaaliyeed 21 November
كاد المعلم ان يكون رسولا