20/07/2021
كل عام وأنتم بخير
عيد مبارك
Dhamaan muslimiinta meel kasta dunida ka joogaan waxaan idin leenahay Ciid Mubarak sidoo kale Ex,Xildhibaan Caamir Jaketti, Gudoomiyaha Deg. Shingaani, Ex, Gud. Deg.Shingaani Aweys Camuudi, Odayaasha dhaqanka Deg. Shingaani iyo Macallimiinta. WaxaXaflad Munasabada Ciidul Adxa lagu qabtay Dugsiga H/Dhxe iyo Sare Ee Shariif Qulateen. Ciidan Ciideeda kale Alle Anigo Caafimaad qabno ha nagu gaarsiiyo insha Allah.