Faculty of Health Sciences

Faculty of Health Sciences

Share

Kuliyadda Culuumta Caafimaadka Jaamacadda Almaas

Photos from Almaas University's post 02/06/2026
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Jaamacadda Almaas waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ardayda, waalidiinta, macallimiinta, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, ducada, iyo cibaadada maalmahan kheyrka badan.

Ciiddaan ciiddeeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo farxad ku gaarno.



23/05/2026

𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫 𝐨𝐧 𝐋𝐞𝐮𝐤𝐞𝐦𝐢𝐚: 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐢𝐬, 𝐓𝐫𝐞𝐚𝐭𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧

Kuliyadda Caafimaadka ee Almaas University waxay qabanaysaa seminar muhiim ah oo ku saabsan kansar ku dhaca diiga oo noociisa: Leukemia, iyadoo lagu falanqeyn doono sida loo ogaado cudurka, noocyadiisa kala duwan, iyo hababka casriga ah ee daaweyntiisa. Leukemia waa kansar ku dhaca unugyada dhiigga, gaar ahaan unugyada cadcad ee difaaca jirka.

Seminarkan waxaa bixin doona
𝗗𝗿. 𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗳𝗮 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝘂𝗱
MSc. Hematology
Qabiir ku takhasusay cudurrada dhiigga iyo Leukemia
Waxuu wax kusoo bartey dalka sudan , gaar ahan Jamacada Nahda University bachelor degree , halka uu master degree kuso diyariyey dalka India, Chaintanya university .
Waxuuna kuso shaqeeyay isbitaalada kala ah: Medicover, Care , oliva, apollo iyo hospitals hyderbad.

Taariikhda seminarka oo u dhici doono :
𝟏 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟔 | 𝐈𝐬𝐧𝐢𝐢𝐧

Ka faa’iidayso fursaddan aqooneed si aad u kordhiso fahamkaaga caafimaadka iyo cudurrada dhiigga.

Waxaad iska diiwaan gelin kartaa link-ga hoose:
https://forms.gle/oyrdg8N63Z86hz33A


17/05/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Taleex, Hodan
Mogadishu
00252