25/08/2025
Congratulations ๐๐
Dhamaan bahda Daalib Home Tuition waxey farxada la qeybsaneysa ardaydi heshay natijada F4 ee sanadkaan.
Waxa eyna ku dhira galineysa dadalkoda in ey sii wada.
Congratulations again
14/08/2025
Congratulations dhamaan ardyada somaliyed ee ka gudbay dugsiga dhaxe
28/02/2025
mubarak
Daalib Home Tuition
15/01/2025
Exam Preparation Initiative
Mashruuca diyaarinta imtixaanka final ee seddexda bilood ee soo socota ayaa lagu dajin doonaa qorshe dhamaystiran oo ujeedadiisu tahay in ardayda lagu siiyo fursad ay si hufan ugu diyaar garoobaan imtixaannada dhammaadka sanadka.
Mashruucan oo lagu fulin doono barnaamijka "Daalib Exam Preparation Initiative" ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa xooga saaraya sidii loo hagaajin lahaa waxbarashada ardayda, loona kordhin lahaa fahamka iyo kalsoonidooda marka ay galayaan imtixaanka.
Ujeedada Mashruuca:
โ
In la kobciyo fahamka ardayda ee maadooyinka muhiimka ah.
โ
In la barto ardayda farsamooyinka maareynta waqtiga inta lagu jiro imtixaanka.
โ
In la yareeyo walbahaarka iyo culayska ardayda ka soo wajahan imtixaanka.
โ
In la bixiyo qiimayn joogto ah oo lagu ogaanayo horumarka ardayga.
Daalib Home Tuition
17/04/2024
FURSAD SHAQO
NALA SO XARIIR
0610273431/0610273432
#
09/04/2024
Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta mel walpa ey joogan.
Daalib Home Tuition waxa ey idin rajeyneysaaa farxad iyo damashaad wacan
07/04/2024
Daalib Home Tuition
W๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฅ๐ข๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐ฎ๐ช๐๐๐ข๐๐ข๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐ ๐e ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ง๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ฉ๐๐ค๐ข๐ฌ๐ญ๐๐๐ง.
๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐๐ง ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ก ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐.
๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ฅ๐ ๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก/๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฎ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐ฅ๐จ๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐จ ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐.
02/04/2024
Daalib Home Tuition
Hoyo iyo aabe waxa nagu dooran karta si an kaga caawino kobaca aqoned iyo yoolka waxbarasho ubadkaaaga intaan iyo inkabadan.
30/03/2024
Daalib Home Tuition
Ayadoo waqti yar ka harsanyahay imtixaanaadka shaahadiga ee fasalada 8aad iyo F4 waxa walidiinta somaliyeed udiyaarinaya macalimiin u diyar ah hagida iyo la diyaarinta casharada ardyada.
28/03/2024
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
Ma tahay macalin leh qibrad macalinimo hadaba waxan kuu heyna fursdada ee iska diiwan gali linkig hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdwlZu08E0SWL_2M-ERMGQhVNt27Jd0TLUtl3KL5GXUkeiRIA/viewform?usp=sf_link