Banadir Home Schooling
Banadir Home Schooling waa hal-abuur ay bilaabeen dhallinyaro macallimiin ah oo diyaar u ah in ay waxbadan ka qabtaan sare u qaadista ardayda Soomaaliyeed.
Ardayga waxay ka caawinayaan in ay guriga ugu imaadaan oo ay u muraajeceeyaan casharradii Iskuulka iyo In ay casharro gaar ah siiyaan . Waxay sidoo kale caawinayaan ardayda aan wali Iskuulka gaarin si ay ugu fududaato in ay la qabsadaan iskuulka. Wixii Faahfaahin ah nala soo xariir
SOO DHAWAADA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
252