Royal Academy Creativity and Wisdom
Royal Academy
Creativity and Wisdom
Public Speaking
Waxa koowda bisha August labilaabaya course (Public speaking) oo lagu baran doona qaabka looga hadlo madalada lisku yimaado waxaadna kuqaadan doonta ciwaanadaan:.
1)Nervousness Is Normal. Practice and Prepare!
2) Know Your Audience.
3) organize Your Material in the Most Effective Manner to Attain Your Purpose.
4) Watch for Feedback and Adapt to It.
5) Use Humor, Tell Stories, and Use Effective Language
Royal Academy wuxu idiin hayaa online and Off line classes fadlan cidii daneyseyso halasoxariirto machadka ama ha ino reebto number kiisa qeybta commentska anaga laxariireyna.
Mahadsanid
Royal Academy Creativity and Wisdom
15/07/2023
Faaidooyinka aay leedahay waxbarashada online ka ah.
1da bisha August waxa bilaabanahaya Diploma on Logistics Management dhamaan ardayda daneyneysa ha isdiinwangaliyaan xilli h**e.
14/07/2023
Royal Academy waxey soqaban qaabisay three days training on CMC oo ay ugu tala gashay gudiyadaas iney tayadooda kor uguqaado.
14/07/2023
Waxa labilaabay research course oo mudo bil ah socon doono.
Xaruntaan waxa loo aas aasay in kor looqado heer ardayda ee research-ka sidaa daraadeed waxan ugu faaideyn doonaa dhamaan ardayda Somaliyeed page kaan isha halagu haayo
Mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Wadnaha Street, Hodon District
Mogadishu