Mahas Primary and Secondary School

Mahas Primary and Secondary School High Education

Maamule ku xigeenka Cabdullaahi Maxamed Nuur
20/05/2025

Maamule ku xigeenka Cabdullaahi Maxamed Nuur

Maamule Abdi Gabow Jim'ale
20/05/2025

Maamule Abdi Gabow Jim'ale

Ciyaar xiiso leh oo dhex martay labada kooxood ee kala mataleysay fasallada kala ah: form one iyo form two ee   ayaa saa...
30/04/2025

Ciyaar xiiso leh oo dhex martay labada kooxood ee kala mataleysay fasallada kala ah: form one iyo form two ee ayaa saaka dhex martay labada kooxood. Waxay soo bandhigeen ciyaar wanaag aad u sarreeysa.

Imtixaanka dhexe e sanad dugsiyeedka 2024-2025
11/01/2025

Imtixaanka dhexe e sanad dugsiyeedka 2024-2025

14/12/2024

Bilowga Maalin Wanaagsan iyo Xiisada Daabuurka🌟 14/12/2024 maalin arbaco ah. Waxaa muxaadaro dhiirigelin iyo dardaaran isugu jirto soo jeediyey


Subax kasta, ardayda iskuulka Mahas Primary and Secondary School waxay isugu yimaadaan "Daabuur" – halkaas oo macallimiintu kula wadaagaan talooyin, waanooyin, iyo casharro muhiim ah si ay maalinta ugu bilaabaan dhiirranaan iyo dadaal. 📝✨

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Dugsiga Mahas Primary and Secondary School  Primary and Secondary School  waxa u...
21/11/2024

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Dugsiga Mahas Primary and Secondary School Primary and Secondary School waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed, oo loo asteeyey maanta oo kale, 21-ka Nofeembar, in la xuso lana xasuusto kaalinta weyn ee ay bulshada kaga jiraan.

Maalintan oo muhiimad gaar ah leh, waxaa lagu weyneynayaa kaalinta lama ilaawaanka ah ee macalimiinta ku leeyihiin nolosha bulshada iyo horumarinta dalka.

Maamulka Iskuulka waxa ay u mahadcelinayaan dhammaan macalimiinta, kuwaas oo naftooda u huray iftiiminta mustaqbalka ardayda.
Hambalyo!
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed gaar ahaan macallimiinta Mahas Primary and Secondary School

Address

Mahas
Mogadishu
00000

Telephone

+252616992268

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahas Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category