Messi caloosha ayu adaa Shaba Laala
Mubaarak som
education
Shaba Laala see daremeeπππ
27/10/2022
Sawirada cusub ee Magaalada Marka Cadeey
13/07/2022
Sawirkan ayay xalay faafisay wakaaladda Nasa.
Waa sawirkii ugu waadaxsanaa abid ee uu bini aadamku awood u yeesho inuu ka qaado koonka aan ku noolnahay, waxaana ka muuqda kumanaan kun oo xidig iyo meerayaal uu kamid yahay dhulka aan ku noolnahay oo ah kan ay calaamada jaalaha ah saaran tahay.
Dayax gacmeedka qaaday sawiradan ayaa lagu magacaabaa James Webb, waxaana ku baxay samayntiisa qarash gaaraya 10 billion oo doolar, waxaana la filayaa in loo adeegsado sawirada uu qaado baaritaano lagu ogaanayo nolosha koonka inagu hareeraysan.
W/q Abdirahman Waaberi
09/03/2022
If and else π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hodan Kpp
Mogadishu
252