15/08/2026
Maanta waa guul, berri waa bilow cusub.
Maanta waxaan dabaaldegaynaa dadaalkii iyo safarkii ay ardaydeennu soo mareen; berri se waa maalinta ay aqoontooda iyo xirfadahooda u beddeli doonaan fursado cusub.
waxaan aaminsanahay in xirfad la barto ay tahay tallaabada koowaad ee mustaqbal la dhiso.
Hambalyo dhammaan ardaydeenna. Mustaqbalkiinnu maanta ayuu bilaabanayaa!
15/08/2026
13/08/2026