AXMED GANEY officially

AXMED GANEY officially Marnaba ha ku qancin arimaha caadigooda , arin kasta ka raadi jaanis aad uga faa’idaysatid dadkana uga dhex muuqatid.

Fadlan wll like saar page siinaa share gareey adiga oo mahadsan 🙏
09/04/2021

Fadlan wll like saar page siinaa share gareey adiga oo mahadsan 🙏

South Korean final examination of universities are occurring at  football stadium. Ardayda Somaliyeed gaar ahaan arday k...
11/06/2020

South Korean final examination of universities are occurring at football stadium.

Ardayda Somaliyeed gaar ahaan arday ka qalin badalaneyso DUGSI sare f4 ka sidaan Exam international ka ma u gali karaan ?
fikradaada la dhiibo muwaadin

Fadlan like saar page ka siina share garey si ay kuu so gaar wax walba oo aan so galino mahadsanid

Wariye/        ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Burco ee gobolka Togdheer isagoo gacmaha kor u taaga...
11/06/2020

Wariye/ ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Burco ee gobolka Togdheer isagoo gacmaha kor u taagaya welcome wariye coldoon

Barlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay in dalkaas uu maanta kadib lahaan doono Labo diimood oo kala ah Kiristan iyo diinta ...
11/06/2020

Barlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay in dalkaas uu maanta kadib lahaan doono Labo diimood oo kala ah Kiristan iyo diinta Islaamka ☪️

Markii h**e Diinta Kiristanka ayey ahayd mida ramsiga ee dalka Itoobiya. Maanta waxey aqoonsadeen diinta Islaamka.

Waa dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee naftooda u huray la tacaalida dadka uu soo rito cudurka Covid19. Waxay ka howlgalaan c...
11/06/2020

Waa dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee naftooda u huray la tacaalida dadka uu soo rito cudurka Covid19. Waxay ka howlgalaan cusbitaaka Martiini ee Muqdisho.

Waxaa ka muuqata farxad iyo niyad wanaagsan, Allah laga korsho cudurkaan safmareenka ah

Fadlan like saar page ka siina share garey mahadsanid

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa mudo aan la cayimin waqti kordhin u sameeyay xukuumadda dhexe ee dalkaas ee uu hoggaami...
11/06/2020

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa mudo aan la cayimin waqti kordhin u sameeyay xukuumadda dhexe ee dalkaas ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Adis Ababa.

Fadlan like saar page mahadsanid

Waxa halkaan kuugu so gudbin doona 1: Barnaamidyo 2: wararka dalka iyo dibada 3: Cayaaraha dalka iyo dibada 4: Dhacdooyi...
10/06/2020

Waxa halkaan kuugu so gudbin doona
1: Barnaamidyo
2: wararka dalka iyo dibada
3: Cayaaraha dalka iyo dibada
4: Dhacdooyin caalamka IWM
FG: fadlan like saar page ka siina share garey
Si ay kuu so gaar wax walba oo aan so galino mahadsanidiin

10/06/2020

Fadlan like saar page ka siina share garey si ay kuu so gaar wax walba oo aan so galino mahadsanidiin

Address

Cocaa Warshada
Mogadishu
252

Telephone

+252612936720

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AXMED GANEY officially posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to AXMED GANEY officially:

Shortcuts

Share