Faculty of Languages

Faculty of Languages Faculty of Languages -Somali National University:
Quality, excellence and creativity.

18/09/2026

Center for Foreign Languages -CFL
Faculty of Languages

This is a highlight of our studentsโ€™ speaking contest, showcasing their confidence, creativity, and communication skills. Have a look at their impressive performances and celebrate their achievements with us.

WhatsApp Number :615418838

๐ŸŒ LUQAD BARO, XIRFAD KASBO, FURSADAHAAGANA KORDHIMa rabtaa inaad barato af Carabi, Sawaaxili ama Ingiriis si ay kuugu fu...
18/09/2026

๐ŸŒ LUQAD BARO, XIRFAD KASBO, FURSADAHAAGANA KORDHI

Ma rabtaa inaad barato af Carabi, Sawaaxili ama Ingiriis si ay kuugu furmaan fursadaha shaqo, ganacsi, waxbarasho iyo isdhexgal bulsho ee ka jira Afrika iyo Bariga Dhexe?

Xarunta Afafka Qalaad ee Kulliyadda Luqadaha, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), waxay bilaabaysaa diiwaangelinta fasallo cusub.

๐ŸŒ Maxaad koorsooyinkan ku dooranaysaa?

๐Ÿ”น Waxaad si dabiici ah u baranaysaa ku hadalka luqadda, iyadoo la kobcinayo akhriska, qoraalka iyo dhegaysiga.

๐Ÿ”น Waxaa ku hagi doona barayaal khibrad iyo takhasus u leh afafkan, kuwaasoo adeegsanaya habab waxbarasho oo casri ah.

๐Ÿ”น Waqti kugu habboon: Sabti ilaa Khamiis.

๐Ÿ”น Waxbarasho toos ah (Physical Classes): Waxaad isdhexgal toos ah la yeelan doontaa macallimiinta iyo ardayda.

๐Ÿ”น Shahaado rasmi ah: Waxay kor u qaadaysaa CV-gaaga, iyadoo kaa taageeraysa fursadaha shaqo ee hayโ€™adaha caalamiga ah iyo kuwa gobolka.

๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง Koorsooyinka Af Ingiriiska

Koorsooyinka af Ingiriiska waxaa la socda imtixaan lagu qiimeeyo heerka ardayga. Ardaygu wuxuu ka bilaabanayaa heerka ay natiijadiisu ku habboontahay, taasoo u suuragelinaysa inuu ka fogaado ku celcelinta heerar uu horay u yiqiin iyo inuu waqti yar ku dhammeeyo koorsada.

โฐ Fasallada af Ingiriiska waxaa la heli karaa duhur iyo galab.

๐Ÿ‘ฅ Yaa isdiiwaangelin kara?

Arday, diblomaasi, ganacsade, shaqaale hayโ€™adeed, bare iyo qof kastoo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa luqadeedโ€”laga bilaabo bilow ilaa heer sare.

๐Ÿ“ Goobta: Xarunta Dhexe ee Afafka Qalaad, KM4, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐Ÿ“ข Hadda isdiiwaangeli oo awooddaada luqadeed u beddel fursad!



WhatsApp number: 0615418838

16/09/2026
Professor Suleiman Ibrahim Omar Represents the Faculty of Languages at an International Conference in Germany.We are ple...
14/09/2026

Professor Suleiman Ibrahim Omar Represents the Faculty of Languages at an International Conference in Germany.
We are pleased to announce that Professor Suleiman, a professor at the Faculty of Languages, Somali National University participated in an International Conference on Nubian Studies held at LMU University (Ludwig Maximilian University of Munich) in Munich, Germany, from 7โ€“12 September 2026.
During the conference, Professor Suleiman presented a research paper, contributing to important academic discussions on Nubian languages, cultures, and related areas of scholarship. His participation provided an excellent opportunity to engage with scholars and researchers from around the world.
His contribution is a source of pride for the Faculty of Languages and reflects our commitment to advancing linguistic research and strengthening international academic collaboration.
๐Ÿ‘ We congratulate Professor Suleiman on this significant academic achievement and wish him continued success in his research and scholarly endeavors.
Faculty of Languages โ€” Advancing Research, Knowledge, and Academic Excellence. ๐ŸŽ“๐ŸŒ

05/09/2026
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hormuud u tahay bahda u taagan dhisidda qofka, kobcinta aqoonta, xirfadda, wacyiga...
04/09/2026

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hormuud u tahay bahda u taagan dhisidda qofka, kobcinta aqoonta, xirfadda, wacyiga iyo dhiirrigelinta akhris-qoraalka, waxayna qayb ka mid ah bahwadaagta afka, dhaqanka iyo waxbarashada iska kaashanayaan sidii si sharaf leh loogu maamuusi lahaa Maalinta Akhris-Qoraalka ee 8-da Sebtembar 2026.

Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) & Bahwadaagteeda oo Xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka Adduunka

๐‘ฏ๐‘จ๐‘ด๐‘ฉ๐‘จ๐‘ณ๐’€๐‘ถ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ฉ๐‘ถ๐‘ฎ๐‘จ๐‘จ๐‘ซ๐‘ฐ๐‘ตKulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa arday...
11/08/2026

๐‘ฏ๐‘จ๐‘ด๐‘ฉ๐‘จ๐‘ณ๐’€๐‘ถ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ฉ๐‘ถ๐‘ฎ๐‘จ๐‘จ๐‘ซ๐‘ฐ๐‘ต

Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda gashay kaalmaha 1aad, 2aad, iyo 3aad ee qaybaha kala duwan ee kulliyadda.

Sidoo kale, kulliyaddu waxay kula dardaarmaysaa dhammaan ardaydeeda inay sii wadaan dadaalka iyo hawlkarnimada, si ay uga miro-dhaliyaan mustaqbalkooda waxbarasho

๐Ÿš€ ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—”๐—›๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—š๐—”๐—ก๐—”๐—–๐—ฆ๐—œ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐——๐—œ๐—•๐—Ÿ๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—— ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—ข๐—•๐—ข๐—Ÿ๐—ž๐—”! ๐ŸŒMa rabtaa inaad si xor ah ula xiriirto malaayiin dad ah oo ku nool...
31/07/2026

๐Ÿš€ ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—”๐—›๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—š๐—”๐—ก๐—”๐—–๐—ฆ๐—œ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐——๐—œ๐—•๐—Ÿ๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—— ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—ข๐—•๐—ข๐—Ÿ๐—ž๐—”! ๐ŸŒ

Ma rabtaa inaad si xor ah ula xiriirto malaayiin dad ah oo ku nool qaaradweynta Afrika iyo Bariga Dhexe? Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo xirfadahaaga shaqo, ganacsi mise waxbarasho?

Xarunta Dhexe ee Afafka Qalaad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si farxad leh kuugu bishaaraynaysaa bilaabashada diiwaangelinta fasallo cusub oo ๐—ฎ๐—ณ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ iyo ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—น๐—ถ ah!

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ป?

๐Ÿ—ฃ๏ธ Diiradsaaridda Hadalka (Speaking Focus): Hab waxbarasho oo kugu dhiirrigelinaya inaad si dabiici ah ugu hadasho luqadda aad iska diiwaangeliso muddo yar gudaheed, iyadoo dhinaca kale xoogga la saarayo dhammaan xirfadaha kale, sida: akhrinta, qoraalka iyo dhegaysiga.

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ?

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Barayaal Khibrad Dheeraad ah Leh oo u Dhashay Afafkan: Macallimiin ku takhasusay afafkan, u dhashay, sidoo kalana hab casri ah kuu hagi doona.

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ?

โฐ Waqtiyo kugu Habboon: Fasallo galabtii ah oo aad ka dooran karto maalinta aad rabto Sabti โ€” Khamiis.

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜‚ ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ?

๐Ÿ’ป Qaab Toos ah (physical): Si toos ah ayaad macallimiintaada iyo saaxiibbadaadaba fasallo iyo xiisado xamaasad badan ula wadaagi doontaa.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ?

๐Ÿ“œ Shahaado Caalami ah: Waxaad qaadan doontaa shahaado caalami ah oo kor u qaadaysa miisaanka CV-gaaga iyo fursadahaaga mustaqbalka!

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ?

๐Ÿ“š Qof walba iyo heer walba oo uu luqadahan ka joogo, bilow ilaa iyo heer sare (Beginner โ€” Advanced).

Isdiiwaangelintu yaysan kaa buuxsamin ee hadda soo booqo Xarunta Afafka Qalaad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee KM4!

Begin your academic journey with us. We look forward to receiving your application and supporting you as you work toward your educational and career goals.

Address

Waabari Xarunta Km4
Mogadishu
NONE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Faculty of Languages:

Shortcuts

Share