16/07/2025
halmaalin ayaa ka harsan koorsada Public speaking and Leadership
kasoo qeyb gal wacan, Xarunta machadka waxey kutaal kpp hodan agagaarka jaamacada salaam
naga soowac 61 2510666
Preparing for perfection
16/07/2025
halmaalin ayaa ka harsan koorsada Public speaking and Leadership
kasoo qeyb gal wacan, Xarunta machadka waxey kutaal kpp hodan agagaarka jaamacada salaam
naga soowac 61 2510666
𝐗𝐀𝐑𝐀𝐅 𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐀
𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐅𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐬𝐩𝐞𝐚𝐤𝐢𝐧𝐠 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚
𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐭𝐚𝐚𝐥 𝐊𝐩𝐩 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐠𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐦𝐚 𝐢𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐬𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐰𝐚𝐜𝐚 𝐓𝐞𝐥𝐞𝐩𝐡𝐨𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡 61 2510666
Mahadsanid
07/07/2025
ku xirnow xaraf oo ka kororso xarfo wax tar leh iyo cilmi ku anfaca
xaraf xarunta xirfadaha Casriga ah
oogu kaalay kpp hodan Muqdisho somalia
61 2510666
07/07/2025
𝐊𝐔 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐃𝐎 𝐊𝐎𝐎𝐁𝐀𝐍
𝐆𝐑𝐀𝐏𝐇𝐈𝐂 𝐃𝐄𝐒𝐈𝐆𝐍
𝐗𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐢𝐭𝐮𝐭𝐞 𝐟𝐨𝐫 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐚𝐧𝐝 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐝𝐞𝐲 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐥𝐚❜ 𝐛𝐚𝐫𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐨 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐝𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝐪𝐞𝐞𝐛𝐢𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡
𝟏. 𝐩𝐡𝐨𝐭𝐨𝐬𝐡𝐨𝐩
𝟐.𝐢𝐥𝐥𝐮𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐨𝐫
𝟑. 𝐈𝐧𝐝𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧
𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐝𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧
𝟔𝟏 𝟐𝟓𝟏𝟎𝟔𝟔𝟔
ama nagu soobooqo xarunteenna oo kutaala kpp hodan agagaarka isbitaalka somali specialist
07/07/2025
𝗞𝗨 𝗕𝗔𝗥𝗢 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗦𝗣𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚 & 𝗟𝗘𝗔𝗗𝗘𝗥𝗦𝗛𝗜𝗣
𝗠𝗨𝗗𝗗𝗢 𝗞𝗢𝗢𝗕𝗔𝗡
𝗸𝗼𝗼𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗳𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮𝗹 𝗯𝗶𝗹 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆𝗻𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗲𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗸𝗼𝗿 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝗼.
Soobooqo Xaraf Institute for Research and Training oo kuyaal Kpp-Hodan agagarka Isbitaalka somali specailist ama naga soowac 61 2510666 Mahadsanid
Xaraf Institute for Research and Training waxa uu Ardeyda iyo dadka Jecel Saxaafada ku wargalinayaa koorso Cusub oo Saxaafada ah, uu machadka Bilaabayo Dhawaan.
Xarunteena waxey kutaal wadada maka Al.Mukarama IBS Bank ama naga soowac 61 2510666/614686876
MAHADSANID.
Wargalin
Xaraf Institute for Research and Training waxa uu Ardeyda iyo dadka Jecel Saxaafada ku wargalinayaa koorso Cusub oo Saxaafada ah, uu machadka Bilaabayo Dhawaan.
Xarunteena waxey kutaal wadada maka Al.Mukarama IBS Bank ama naga soowac 61 2510666/614686876
MAHADSANID.
Ardeyda qaatey koorsada Film and Tv Production ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan Waxbarashada machadka iyo aqoonta uu ka kororsaday.
Waxaa dhawaan inoo bilaamaya Tababarka saxafda kaas mudo bil ah lagu baranayo mihnada saxafada iyo xeerkeeda haddii aaad daneynso barashhada saxafada.
Tababarkani waxaad lagu qadanayaa hab offline iyo online ah qaybta offline waxey u kala baxayaan Part time iyo Full time. Tirada aan qadaneyno way xadidan tahey si ay kaga buxsamin fadlan buuxi Formka isdiwaangalinta :https://forms.gle/wvQSwB6hpXTC4a7E6
Ama nagala soo xiriir.
Whatsapp Number. https://wa.link/innjcw
𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗧𝗔𝗕𝗔𝗕𝗔𝗥 𝗦𝗔𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗙𝗔𝗚𝗔𝗔𝗥𝗘 𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗛𝗔𝗞𝗔 𝗫𝗔𝗥𝗔𝗙
𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗦𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗙𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗠𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗿𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝘂 𝗵𝗮𝘆𝗼 𝟭. 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗱𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗶𝗱𝗮 𝗗𝗶𝗯𝗮𝗱𝗮
𝟮. 𝗔𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗯𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗦𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮
𝟯. 𝗫𝗲𝗲𝗿𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗻𝘀𝗵𝘅𝗮𝘅𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮
𝟰. 𝗦𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝘀𝗼
𝟱. 𝗛𝗮𝗯 𝘁𝗮𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝗮𝗱𝗮
𝟲. 𝗤𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗾𝗮𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮
𝟳. 𝗛𝗮𝗯-𝗾𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝗿𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮
𝟴. 𝗦𝗶𝗱𝗮 𝗳𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗤𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮
𝗕𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗤𝗼𝗱𝗼𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝘂𝘂𝗿𝗮𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼𝗯𝗶𝗶𝗿𝗮 𝗸𝗼𝗼𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗮𝗹 𝗫𝗮𝗳𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗽𝗽, 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗼𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 ama wac 61 2510666
𝗪𝗔𝗥𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡, 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗿𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗻-𝗷𝗮𝗯𝗶𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗻𝗮𝗮 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗰𝗶𝗱𝗲𝘆𝗻𝗼 𝗤𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗷𝗮𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝗲𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗲𝘆𝗴𝗮
𝟭. 𝗜𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗻𝗼 𝗖𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗷𝗮𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮
𝟮. 𝗤𝗼𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗽𝗼𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮
𝟯. 𝗔𝗿𝘂𝘂𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘅𝗼𝗸𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮
𝟰. 𝗙𝗮𝗹𝗮𝗻-𝗾𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝘅𝗼𝗸𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗴𝗮𝗮𝗷𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗔𝗿𝗱𝗲𝘆 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗻𝗲𝘆𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗾𝗼 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝗮𝗳 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗮𝘁𝗼, 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹 𝗞𝗽𝗽, 𝗵𝗼𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, 𝗮𝗺𝗮 𝟬𝟲𝟭𝟮𝟱𝟭𝟬𝟲𝟲6
| Monday | 08:00 - 17:30 |
| Tuesday | 08:00 - 17:30 |
| Wednesday | 08:00 - 05:30 |
| Thursday | 08:00 - 16:00 |
| Friday | 08:00 - 10:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:30 |
| Sunday | 08:00 - 17:30 |