04/12/2024
Ardeyda Kuliyadda Beeraha iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Jaamacadda Caalamaiga Horseed oo diyaarinaya beerta Dadan(Green House ka) jaamacadda, si loogu beero dalag cusub, kadib markuu dhamaaday Xiliga Gurashada dalagii h**e ee Qajaarka ay ardeydu h**ey ugu beereen.
29/10/2024
Mogadishu, 29 October, 2024.
Kulliyadda Beeraha iyo Kheyraadka Dabiiciga(Faculty of Agriculture and Natural Resources) ee Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay qabaneysaa
Siminaar looga hadlaayo:
Constraints and Economic Importance of Banana Production in Somalia
Waxaana marti ku oo ah: Mr.Ilaas Mohamed Osman.khabiir ku ah Beeraha.
Waqtiga: 8:00 subaxnimo.
Taariikhda: 30 October
Goobta. 21 October Campus.
02/10/2024
ka faa'ideyso oo ku soo biir kulliyadda Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah, Kulliyadaan waxaan ku sameynay qiimo-dhimis balaaran oo socon-doonta mudo kooban.
Nagu soo booqo Xarunta kugu dhow Xarumaha kala-duwan Ee Jaamacadda Ama la Xiriir:-
619277653/ 619277654/ 619277655.
What Sapp Number
Wa.me/+252616570502
ama booqo websitekeena
https://hiu.edu.so/admissions/
15/09/2024
Ardeyda Kuliyadda Beeraha iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Jaamacadda Caalamaiga Horseed oo h**ey loogu tababaray maareynta iyo Soo saarka, dalagyo kala duwan ee nooca ( Cash crops) ka ayaa ku-guuleystay in ay ka soo saaraan Greenhouse ka Jaamacadda, tijaabo ay ku sameeyeen Qajaarka (Cucumber) ayagoo raacaya, tababaradii h**ey kuliyadda u siisay ee aheyd Soo saarista iyo maareynta dalagyada kala-duwan.
Yoolka kuliyadda ayaa ah, in ay soo saarto ardey Xirfad leh oo
ku-shaqeysankara aqoonta beeraha.
Waana qeyb kamid ah yoolka Jaamacadda oo mira dhal noqday.
https://hiu.edu.so/admissions/
10/09/2024
Admission is Open Kulliyadda culuumta Beeraha ee Jaamacadda Caalamiga Horseed HIU
26/08/2024
Difaaca Thesis
Kulliyadda culuumta Beeraha ee Jaamacadda Caalamiga Horseed HIU
27/05/2024
Kulliyadda culuumta Beeraha ee Jaamacadda Caalamiga Horseed HIU (Faculty of Agriculture and Natural Resources) ee Jaamacadda Caalamiga Horseed ayaa maanta u qabatey ardeyda siminar looga hadlaayey: Principles of Seed Technology.
Waxaana marti ku ahaa Ustaad:Mohamed Ahmed Abdi oo ah khabiir kutakhasusay Beeraha ,aqoon dheerna uleh abuurada.
Waxyaabaha ardeyda Faa,ideen waxaa kamida in ay barteen sida loo sameeyo
1. Hubinta soo biqlida abuurka(Seed germination test),
2. Qaabka lagu ogaado abuurka caafimaadka Qaba( Checking of Healthy Seed).
3. iyo qaabka lagu ogaado Saafinimada abuurka(Purity of seed).