Dufcada 11aad El-adde PSS

Dufcada 11aad El-adde PSS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dufcada 11aad El-adde PSS, Elementary School, Mogadishu.

14/10/2022

Yaad ka ХᎪՏႮՏᎪͲᎪᎪ macalimiintadii SCHOOLka

Habayn wanaagsan

Anaga OO ah fasalkii 11aad ee EL-ADE PRIMARY AND SECONDARY SCHOOLWaxaan halkaan hamplyo ogadiranaa Mascud Yare Ina Macal...
17/08/2022

Anaga OO ah fasalkii 11aad ee
EL-ADE PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

Waxaan halkaan hamplyo ogadiranaa
Mascud Yare Ina Macalim OO wiil ugu dhashay magalada baladxawo GADO Somalia
Waxa aan leenahay wiilka cusub ee nagusoobiiray
Adeer noqo midkii anfca dadkiisa dalkiisa iyo diintiisa.🤲🤲🤲

HAMPLYO

Sanadguuradii sadexaad ee ka soowareegatay marki aan dhamaynay waxbarashadii hose/Dhexe iyo sare 018/019kiiWaqtiga ayaa ...
30/07/2022

Sanadguuradii sadexaad ee ka soowareegatay marki aan dhamaynay waxbarashadii hose/Dhexe iyo sare 018/019kii

Waqtiga ayaa nakalageeyay wayuhuna makala fogeeye😭😭

Waxa aan rajaynayaa in rabbi Dib nookkulansiiyo anagoo nabad ah

18/01/2022

Soodhawaada
LIKE SHARE COMENT

18/01/2022

ASC
Asxaabta halkan ku xiran soo dhawaada
LIKE SHARE COMENT

Waa sandguuradii 1aad
22/10/2020

Waa sandguuradii 1aad

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dufcada 11aad El-adde PSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share