29/08/2022
Alibaba Cloud Day Summit 2022
Samo Education Solution ayaa lagu casumay Alibaba could day summit oo ka dhacay Kuala Lumpur 25 August 2022. Waxaan ka baranay aqoon iyo khibrad sidii aan ula Qabsan lahayn Technologyda cusub( digitalisation)tasoo naga cawinaysa in aan garno meelo badan anagoo dhowaan so kordhinayna Adeegyo badan.
Waxa ahayd fursad aan kula kulanay shirkado waweyn oo aan ka baranay sida alibaba cloud uu uga caawiyey in ay isbedel weyn ku sameyaan adeegooda.