Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
ميزتنا الأخلاق والعلم والعمل
14/08/2026
📢 SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA FINALKA
AL-BAXRAYN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
AL-BAXRAYN FOUNDATION FOR EDUCATION AND DEVELOPMENT (ABFED)
🎓 Hambalyo dhammaan ardayda! 🎓
Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqeynaa natiijada imtixaanka Final-ka sanad dugsiyeedka 2025–2026, oo la shaacinayo 15-ka August 2026.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda dadaalka iyo dulqaadka muujisay. 🌟📚
Natiijadaada hadda ka hubi App-ka E-Sahal School. 📱
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydeena guul, horumar iyo mustaqbal ifaya. 🤲🎓
AL-BAXRAYN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
“Education for a Better Future.”
Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED
Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
13/08/2026
Welcome new academic year 2026_2027
Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED
Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
09/08/2026
🎓 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8AAD 🎓
AL-BAXRAYN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
AL-BAHRAIN FOUNDATION FOR EDUCATION AND DEVELOPMENT (ABFED)
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee ku guuleystay Imtixaanka Final-ka ee Sanad Dugsiyeedka 2025–2026. Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn .
Guushan qiimaha badan waa natiijada dadaalkiinna, dulqaadkiinna, adkaysigiinna iyo dadaalka joogtada ah ee aad geliseen waxbarashada. Waxaan sidoo kale mahadnaq iyo bogaadin u diraynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan maamulka oo kaalin muhiim ah ka qaatay guusha ardayda.
Ardaydeena qaaliga ah, guushani ma aha dhammaad ee waa bilow cusub. Sii wada dadaalka, aqoonta, anshaxa iyo himilada wanaagsan, si aad mustaqbalka uga mid noqotaan jiilka aqoonta leh ee dalkooda iyo bulshadooda wax ku biiriya.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo horumar joogto ah.
HAMBALYO MAR KALE.
Guushu waa miraha dadaalka iyo dulqaadka.
Chief of Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED Dr mahad Ahmed Abdulle
AQOON • ANSHAX • HORUMAR
09/08/2026
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
08/08/2026
Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
05/08/2026
FASALKAAGA MAXAA JECLAAN LEHEED IN LAGU SOO KORDHIYO SANAD DUGSIYEEDKA 2026/2027
Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED
04/08/2026
𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
5844