20/07/2026
Ardayda danaynaysa Barnaamijyada online ka ku baxo ee Jaamacadda Muqdisho waxaa ka mid ah:
Bachelor Degree of Public Health
Bachelor Degree of Nutrition & Dietetics
Bachelor Degree of Business Administration
Bachelor Degree of Public Administration
Bachelor Degree of Sharia & Law
Bachelor Degree of Law
Sidoo kale:
Postgraduate Diploma of Education
Postgraduate Diploma of Law
Iyo Master Programs
Wixi fahfahin ah nagala so xiriir whatsapp +252770558961 website https://www.mu.edu.so/e-learning/
Wargelin muhiim ah:
Isdiiwaangelinta dufacdda 30aad ee Jaamacadda Muqdisho way furantahay. waxay ka socotaa xarunta maamulka, Taleex, KM4.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: Whatsapp number https://wa.me/252616969544 ama Email: [email protected]