Somalia post

Directions Website Contact the school

Somalia post waxaan ahaan doonaa kuwo idiin ogol fursadihiina dhalinyaro, koontadaana adinka ayey idinkutahey wac.

11/12/2025

Waxaaa igu soo dhacdey ninkii dhahey ay baqtiyey oon bajaj kuwadaaa la,iga xadey anoo kafikiraaa meelaa geeyo hhh

21/11/2025

Dadkeenu waaa ummad markii dhabta ay arintu gaarto indha agkeysa marka horane dambiga iyo jariimada ay dhacayaaan kuraaxeysta...

Bal ragan intey jiran iyo dhaqanka lagu heysto arag ee argagaxa leh...

21/11/2025

Dhusmareeb oo meeel sare mareysa

19/11/2025

Xeer ilaaaliyahan ayaa codsadeey in Ragan oo ah 3 qof lagu xakumo dil toogasho ah taas oo ah qisaasta 4 qof oo dumar ah kuwaas oo bishiii October ee sanadkan lagu dileey deeganka laandheer oo u dhow cadakibir gobolka galgadud.

3 nin oo dhawaanahaan maxkamadeyntoodu kasocotey magalada dhusmareeb oo ah fadhiga maxkamada gobolka ayaa ugudubtey qeybta racfaanka oo ah halka xeer ilaaliyahaani ka codsanayo dilka toogashada ah

19/11/2025

18/11/2025
18/11/2025

Waxaaa wadataaaa kuu dheereeya

18/11/2025

18/11/2025

Diyaarada dhulka ahaaa

08/08/2024

Quruxda dalkeena iyo ogaal la,aanteena ismalahan

Suuqa degmada dhusmareeb oo uxiran dhowr qofood oo degmada katirsan...Cali Aadan Muumin
28/12/2023

Suuqa degmada dhusmareeb oo uxiran dhowr qofood oo degmada katirsan...

Cali Aadan Muumin

26/12/2023

Barnidaan sooqabo meshey joogto

Address

Km 5 Ex Sope
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somalia post:

Shortcuts

Share

Category