Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Share

Faculty of Sharia and Law at Mogadishu University

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 23/07/2026

Hambalyo dhamaan qaraanada cusub ee Kulliyada sharciga iyo Qaanuun waxaan idiin rajeyneynaa mustaqbal wanaagsan.

01/07/2026

Hambalyo🎉🎊

Xafsa Jeelle Cali oo dhigata Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka Jaamacadda Muqdisho ayaa ku guuleysatay abaalmarinta hadal jeediyaha ugu wanaagsan (𝘽𝙚𝙨𝙩 𝙎𝙥𝙚𝙖𝙠𝙚𝙧) ee Tartanka Caalamiga ah ee Xeerarka Bani-aadannimada 2026. Tartankan waxaa loo qabtay dhammaan Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaana soo agaasimay Hay’adda ICRC.

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 08/06/2026

Congratulations 🎉

22/04/2026

Well done Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Doodda waxaa ka qeyb ka ah xubno ka tirsan ardayda kulliyadda, kuwaas oo kala ah:

1. Zeynab Abdikani Mohamed
2. Adnan Abdimahad Hussein
3. Samira Yusuf Adan
4. Osama Osman Ahmed

Waxaa doodda xiriirinaya: Bakar Mohamed Omar.




Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 30/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Photos from Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS's post 25/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

25/03/2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 22/02/2026

Horumar wacan Foshal Team.

Photos from Faculty of Sharia and Law Mogadishu University's post 13/12/2025

Arbaco 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay Workshop ku saabsan xuquuqda aadana , kaasi oo ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xasuusiyo ilaalinta xuuqada aadanaha iyo shuruucda la xariirta, maadaada ay maalinkaas ku beegneed maalinka la xuso xuquuqda aadanaha aduunka.

Waxaana loo qabtay qaar kamid ardayda kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka, waxaana jeediyey Dr. Abdirahman Hassan Wardheere.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Faculty Of Sharia And Law At Mogadishu University
Mogadishu