Hagaag Academy

Hagaag Academy

Share

Services We Provide
1. Skills development
. Diploma in Communication and personal development
. Diploma in Secretary and office management
2.

Capacity building
and trainings
3. Applied research
4.Consultations
5. Debate Forums
and Public Awareness.

18/08/2026

Haddii aad tahay Xisaabiye, Ganacsade, ama Arday raba inuu suuqa ka muuqdo , tani waa fursaddaada

Hagaag Academy waxay bilaabaysaa Course in Computerized Accounting Skills β€” koorso soconaysa Muddo hal bil, oo si practical ah kuugu diyaarinaysa fahamka iyo adeegsiga nidaamyada casriga ah ee maamulka xisaabaadka.

Inta aad koorsada qaadanayso, waxaad ku baran doontaa laba software oo muhiim ah:

πŸ”Ή Odoo ERP
πŸ”Ή QuickBooks Online

Haddii aad rabto inaad casriyeyso xirfaddaada Accounting-ka, isla markaana barato tools-ka looga baahan yahay suuqa shaqada maanta, koorsadani waa fursaddaada.

πŸš€ Hagaag Academy β€” Hoyga Xirfadaha iyo Horumarinta Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Ha ku ekaan inaad barato Accounting-ka; baro sida loo maamulo Accounting-ka casriga ah.
61 3184700

15/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO IYO BOGAADIN

Hagaag Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12α΅ƒα΅ƒα΅ˆ ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.

πŸ† Kaalinta 1aad: Maxamed Ciise Dahir
πŸ₯ˆ Kaalinta 2aad: Farhiya Farah Omar
πŸ₯‰ Kaalinta 3aad: Aamino Khaalid Cabdalla

10/08/2026

09/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO IYO BOGAADIN β€” HAGAAG ACADEMY

Hagaag Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8α΅ƒα΅ƒα΅ˆ ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

πŸ† Kaalinta 1aad: Sumaya Xasan Abshir
πŸ₯ˆ Kaalinta 2aad: Balqiisa Maxamed Cumar
πŸ₯‰ Kaalinta 3aad: Axmed Cabdinaasir Cabdullaahi

Saddexdan arday waxay kaalmaha ugu sarreeya ka galeen 45,452 arday oo u fariistay imtixaanka, taas oo muujinaysa dadaalkooda, kartidooda iyo hawlkarnimadooda.

Hagaag Academy waxay ku faanaysaa guushiinna, waxaana hambalyo u diraynaa sidoo kale dhammaan ardayda guuleysatay, waalidiintooda iyo macallimiintooda.

Hambalyo Sumaya, Balqiisa iyo Axmed Cabdinaasir! πŸŽ‰
Guulihiinnu waa dhiirrigelin u ah jiilka Soomaaliyeed.

05/08/2026

Sida aad hal bil gudaheed ugu noqon karto xisaabiye ku shaqeeya nidaamyada casriga ah ee Odoo ERP & QuickBooks Online! πŸ“Šβœ¨

​Haddii aad rabto inaad ka hortagto khaladaadka xisaabeed oo aad kor u qaaddo xirfadaada goobta shaqada, Hagaag Academy waxay dib u ufuratay koorsadii Computerized Accounting oo 100% Practical ah.

​πŸ”₯ Isdiiwaangelintu way furantahay, ardayda aynu qadanayo wey koobanyihiin!

πŸ“ Goobta: Laamiyaraha Zoobe dhabarka danbe ee jaamacadda Simad

β€‹πŸ‘‡ Nala soo xiriir oo maanta hel fursaddaada:
61 3184700

27/07/2026

25/07/2026

23/07/2026

From Manual to Computerized Accounting

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Laamiyaraha Soobe Km5, Simad Tower
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00