18/09/2026
📢📢JADWALKA IMTIXAAN BILEEDKA 1AAD EE SANAD-DUGSIYEEDKA 2026-2027📢📢
Maamulka dugsiga Hoose, dhexe Iyo Sare ee Midigale wuxuu ku boorinayaa dhammaan ardayda Qaybaheeda kala duwan inay laba-jibbaaraan dedaalkooda maalmaha yar ee Imtixaanku socdona ay ka faa"iidaystaan wakhtiga.
F.G: Ardayda fasalka ee Dugsiga Sare (F4) imtixaankoodu waa xilli gaar ah.
Xafiiska warfaafinta dugsiga H.DH.S.M ✏️