Mu’asasada Mudug Bile

Mu’asasada Mudug Bile

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu’asasada Mudug Bile, Education, Mogadishu.

Kusoo dhawaw Mu’asasada Mudug bile adeegyada waxbarasho ee aad xarunta ka helaysid waxaa ka mid ah
1- Barashada Quraanka Kariimka ah
2- Qaybta Xanaanada
3- Qaybta iskuulka
4- Qaybta khamiista iyo jimcaha
Kala xiriir 0614413371/0610413371/0615710847

01/04/2026

Qalin jabiyaasha Sanadka oo isdiyaarinaya
Hikaada in ardaygu barto waa muhiim

27/03/2026

Kusoo dhawaada Mu’asasada Mudug bile
Dugsi Quraan tayo leh
Khamiista iyo jimcaha iskuul
Iskuul galablay
Xanaano
La xiriir 0614413371

12/12/2025

Farxad siinta ardayda waa qayb kamid ah waxbarashada
Ardaygu markuu faraxsanahay si heer sare ayuu wax u baran karaa
Kusoo dhawaada Mu’asasada Mudug bile

23/11/2025

Macalin Mahadsanid

10/11/2025

Maasha Allah
Qaar kamid ah ardayda farbarka
Mu’asasada Mudug bile oo shaqo fiican haya didaal wacan

Photos from Mu’asasada Mudug Bile's post 28/10/2025

Sadri iyo maahiro oo galabta Quraanaka ka baxaya.

16/10/2025

Arday faraxsan oo jecel waxbarashada kusoo dhawaada Mu’asasada Mudug Bile

09/10/2025

Waxay haystaan waxbarasho ay wehliso farxad, isqadarin iyo maandhis. Kusoo biir Mu’asasada Mudug Bile iskuul iyo Quraan.
La xiriir 0610413371 0614413371. 0615710847

26/09/2025

Mu’asasada Mudug Bile
Kusoo dhawaada Hoyga Aqoonta iyo Akhlaaqda

25/09/2025

Suhayb Mukhtaar waa arday Khamiista iyo Jimcaha dhigta Mu’asasada Mudug bile
Kusoo dhawaada Hoyga Aqoonta iyo Akhlaaqda
La xiriir 0610413371 0615710847

24/09/2025

Mascuud Maxamed waa arday Khamiista iyo jimcaha dhigta Mu’asasada mudug bile waxa uu ka jawaabayaa suaal Xisaab ah
Fahamka Allaha u siyaadiyo
Kusoo biir Mu’asasada Mudug bile
Wac 0610413371/0615710847

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu