Cilmi-Kaab Primary & Secondary School

Cilmi-Kaab Primary & Secondary School School/ EDUCATION is the key to unlock the golden door of FREEDOM.πŸ“–

πŸŽ“ πŸŽ“Dhamaan Maamulka iyo Macallimiinta dugsiga Cilmi-Kaab Primary & Secondary School  oo isku duuban waxay hambalyo iyo b...
09/08/2026

πŸŽ“ πŸŽ“

Dhamaan Maamulka iyo Macallimiinta dugsiga Cilmi-Kaab Primary & Secondary School oo isku duuban waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan ardaydooda fasalka 8aad ee imtixaanka kuwada baaseen:

Dhamaan Maamulka iyo Macallimiinta dugsiga waxay si weyn ugu faraxsan yihiin guusha qiimaha badan ee aad gaarteen.

Waxaad tihiin miro ka dhashay dadaal, dulqaad iyo waxbarasho dheer, waxaana sharaf weyn noo ah in arday uu dugsigu soo saaray uu maanta gaaray heerkan aqooneed.

Guushiinnu waxay dhiirrigelin iyo tusaale wanaagsan u tahay jiilka maanta wax baranaya, waxayna muujinaysaa in dadaalka iyo himilada sare lagu gaari karo guulo waaweyn.

Waxaan Alle SWT idiinka baryaynaa inuu cilmigiinna idiin anfaco, idiinku barakeeyo, idinkana dhigo kuwo cilmigooda ugu adeega Diinta, bulshada iyo ummadda Soomaaliyeed.

πŸ’πŸ‘πŸŽŠHambalyo markale dhamaantiin.

Guushiinnu waa farxaddeenna, horumarkiinnuna waa inoo sharaf.

28/07/2026

πŸ“’ πŽπ†π„π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 𝐀𝐇

Diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027 ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Dugsiga CILMI-KAAB.

Waxaan qaadaneynaa ardayda heerarka kala duwan:

πŸŽ’ Heerka Hoose
πŸ“˜ Heerka Dhexe
πŸŽ“ Heerka Sare
🌱 Fasallo loogu talagalay carruurta waxbarashada ka daahday

Dugsiga CILMI-KAAB wuxuu kuu diyaariyey waxbarasho tayo leh, tarbiyad wanaagsan iyo deegaan ammaan ah oo ardaygu ku kobcin karo aqoontiisa iyo akhlaaqdiisa.

Kusoo biir bahda CILMI-KAAB. Diiwaangelintuna way socotaa.

Wixii Faahfaahin dheeraad ah, booqo Xarunta iskuulka ama kala xiriir:

0616354876 / 0619133636
0612284646 / 0618009060

πŒπ€π€πŒπ”π‹π€π‡π€ 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 πˆπ’πŠπ”π”π‹πŠπ€ π‚πˆπ‹πŒπˆ-πŠπ€π€π πŒπ”πƒπ€ππ„ πŒπŽπ‡π€πŒπ”πƒ π€ππƒπˆππŽπ‘ π’πˆπ‘π€πƒ 𝐎𝐎 ππ„π˜π πŠπ€ 𝐀𝐇 π’π‡πˆπ‘π–π„π˜ππ€π‡π€ πˆπ’ππ„πƒπ„π‹πŠπ€ 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 π†πŽππŽ...
18/07/2026

πŒπ€π€πŒπ”π‹π€π‡π€ 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 πˆπ’πŠπ”π”π‹πŠπ€ π‚πˆπ‹πŒπˆ-πŠπ€π€π πŒπ”πƒπ€ππ„ πŒπŽπ‡π€πŒπ”πƒ π€ππƒπˆππŽπ‘ π’πˆπ‘π€πƒ 𝐎𝐎 ππ„π˜π πŠπ€ 𝐀𝐇 π’π‡πˆπ‘π–π„π˜ππ€π‡π€ πˆπ’ππ„πƒπ„π‹πŠπ€ 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ„ππ€πƒπˆπ‘

Muqdisho, luulyo 18, 2026: Maamulaha Guud ee πˆπ’πŠπ”π”π‹πŠπ€ π‚πˆπ‹πŒπˆ-πŠπ€π€π Primary And Secondary School, πŒπ”πƒπ€ππ„ πŒπŽπ‡π€πŒπ”πƒ π€ππƒπˆππŽπ‘ π’πˆπ‘π€πƒ, ayaa caawa qeyb ka ah Shirweynaha Isbedelka Waxbarashada Gobolka Benadir, Kaasi oo ka dhacaya Masraxa Shariif Saalax ee Jaamacada Umada Somaliyeed.

Hogaanka iskuulka waxey marweliba qeyb lexaad ah ka qaataan horusocodka waxbarashada dalka, iyagoo kulamada ku biiriya aragtiyo dhab ah, fikrado xaqiiqda ardayda ku dhisan, iyo baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan.

πˆπ’πŠπ”π”π‹πŠπ€ π‚πˆπ‹πŒπˆ-πŠπ€π€π waa madal lagu kordhiyo garaadka ardayda Soomaaliyeed, lagu jiheeyo mustaqbal ifaya, looguna qaabeeyo jidka saxda ah ee guusha.

DHAMMAAD.

INSHALLAH: natiijo aad ku faraxdaan dhammaantiin
21/06/2026

INSHALLAH: natiijo aad ku faraxdaan dhammaantiin

09/06/2026
Guuleysta in badan
08/06/2026

Guuleysta in badan

08/06/2026

Hambalyo fasalka D25

HAMBALYO BAHWEYNTA Cilmi-Kaab Primary & Secondary School guul kale oo  muhiim ah ay maanta tartanka Ramadaanka kasoo hoy...
12/03/2026

HAMBALYO BAHWEYNTA Cilmi-Kaab Primary & Secondary School guul kale oo muhiim ah ay maanta tartanka Ramadaanka kasoo hoyen ardayda fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.

Hambalyo Bahda Cilmi-Kaab Primary & Secondary School Cilmi-kaab waa kaabaha cilmiga ee caalamkan aynu kunool nahay.
05/03/2026

Hambalyo Bahda Cilmi-Kaab Primary & Secondary School

Cilmi-kaab waa kaabaha cilmiga ee caalamkan aynu kunool nahay.

Address

Warshadahal Street
Mogadishu

Telephone

+252616354876

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi-Kaab Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Cilmi-Kaab Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category