معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية Machadka Makkah Al-mukarramah

معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية Machadka Makkah Al-mukarramah

Share

Machad makka Al-mukareamah waxa uu ku yaalaa Ceelasha biyaha gaar ahaan xaafada taagane

07/04/2026

MASHA ALLAH ARDAYGAAN WAA KHAALID C/LAAHI XUSEEN OO KA MID AH ARDAYDA
OO TURJUMAYA HORDHACA KITAABKA KHUD-CAQIIDATAKA QEYBTA GALABLY FASALKA AAS-AASKA.......
DAAWASHO WACAN

04/04/2026

Sheekh Cabdullahi Sh cuthmaan Abu bakar Kalimadiisi qiimaha badneed uu ka jeediyay xafladii Mac-had Maka Al- Mukarramah.
Allah haka ajar siiyo Sida Dadka u Jecleysiyay Barashada culuumta shareecada.
Daawo oo dhageyso wax badan ayad ka faa'ideysaane insha allah.

31/03/2026

Maamulka Mac-hadka Makka Al- mukarama Sheekh Shuceyb Cabdullahi Isxaaq ayaa ka warbixiyay Mac-hadka iyo wax qabadkiisa bulshadana ogaysiyay in Mac-hadka aqbalaayo ardayda doonayso waxbarashada Onlinka ah iyo waxbarashada dadka waa weyn.
Daawasho wacan.......
Wixii faafaahin ah Kala xirir:
0613618885
6613618878

30/03/2026

Sheekh Salaad C/raxmaan Xasan Kalimadiisi qiimaha badneed uu ka jeediyay xafladii Mac-had Maka Al- Mukarramah.
Allah haka ajar siiyo.
Daawo oo dhageyso wax badan ayad ka faa'ideysaane insha allah.

29/03/2026

بالأمس، استهلّ الحفل الختاميّ بدورة أم المؤمنين" خديجة بنت خويلد" رضي الله عنها، وإجازة كتاب الشمائل المحمدية، بآيات عطرة من ذكر الله الحكيم، تلا على مسامع الحضور القارئ عبد الناصر محمد نور.
فقرأ قراءة مجوّدة، فجراه الله خيرا.

Photos from ‎معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية Machadka Makkah Al-mukarramah‎'s post 29/03/2026

Waa qaar ka mid ah sawiradii laga soo qaadey xafladda Dowradii la magac baxday "Khadiijah Bintu Khuweylid" رضي الله عنها taas oo bisha Ramadaan uu qabtay Machad Makka al mukarrama xaruntiisa ceelasha biyaha gaar ahaan xaafada Taagane.
xafladaas oo lagu abaal mariyay ardaydii ka qeybgashay shahaadooyin iyo bixinta ijaazada kitaabka "Shamaa'il Muxamadiyyah.
Dowradaan waa tii 4aad oo qabanaayo Machadka Sanadkiisa 4aad....
29/ 3 / 2025 M
10 /shawaal/ 1446 H.
شكرا للحضور جميعا، جزاهم الله خير الجزاء.

25/03/2026

Waxaa farxada la qeybsanaynaa
Ardaydii ka faa'idaystay dowraadkii ramadaanka oo u gabtay .
Waxay kala ahaayeen dowraadka:
1- mid u gaar aheyd Dumarka Lagu dhigtay Tafsiirka xizibka Al- Aclaa iyo Axkaamta soonka.
2- kitaabka shamaail muxamadiya oo ka Faa'idaysteen raga iyo dumarka intaba.
Xuduurkiinu waa ino sharaf bacdul casar masjidka Al hidaaya.

Photos from ‎معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية Machadka Makkah Al-mukarramah‎'s post 05/03/2026

Alle mahadii waxa maanta soo gaba-gaboobey Dowradii la magac baxday 'miniin ( R C ) sanadkeedi 4aad ee uu qabto معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية Machadka Makkah Al-mukarramah
Dowrado Waxay Socotay 2 Usbuuc Waxay u gaar ahayd Dumarka muslimaadka ah ee ku dhaqan Deegaan Weynaha biyaha iyo Nawaaxigeeda.

16/02/2026

waxa uu ogeysiinaaya bulshada ku dhaqan ceelasha biyaha iyo nawaaxigeeda in uu qabanaayo dawradii la magac baxaday dowratu UMUL MU'MINIIN KHADIIJA BINTI KHUWAYLID waxay gashay sanadkii 4 aad dawradaasoo socondoonta muddo 2 isbuuc ah

F.G : dawradu waxey gaar utahay dumarka

09/02/2026

بعض البحوث التدريبية التي كتبها طلاب معهد مكة المكرمة للدراسات الشرعية والعربية بعد دراستهم في مادة" البحث العلمي"
وتهانينا لطلابنا بتحقيقهم على هذا الانجاز الكبير.
وجزى الله خير الجزاء لفضيلة الشيخ صلاد عبد الرحمن حسن الذي كان مدرسا ومدربا ومقيّما على جهود الطلاب في إنجاح بحوثهم.
تحياتي للجميع.

07/02/2026


تم بحمد الله هذا اليوم الجمعة ٦ / فبراير/ ٢٠٢٦ ميلادية. الموافق بتاريخ الهجري/ ١٨/ شعبان/ ١٤٤٧ هجرية.
هذا ٱخر مجلس حضوري خاص بالدراسة لمادة الفرائض، لطلاب الصف/ ثالث ثانوي.
و قد جرت الدراسة لهذا اليوم في أجواء طيبة وجيدة شهدت حضور مميز للطلبة.
نشكر طلابنا الأفاضل، وطالباتنا الفضليات على كل ما قدموا و بذلو من مجهودات لنجاح الدراسة وكل الأنشطة، والأعباء التي حمّلت عليهم من حفظ المتون، وحل المسائل الفرضية، وغيرها من الواجبات المطلوبة تجاه الطلبة.
و نحن نستعد بعد أيام للشروع في الإمتحانات النهائية لفصل الدراسي الثاني؛ استعدادا لعطلة شهر رمضان ونتمنى لطلبة التوفيق و النجاح، والمؤسسة الرقي و التميز.
و ختاما نحيي طلبتنا الأعزاء الذين تفاعلوا مع الدراسة.
وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليمًا كثيرا.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu