29/04/2026
Tatan arboco lanta wershedaha 29/04/2026
Tartanka maanta Waxaa si aan caadi ahayn ugu beretamay fasalada kala ah: f-4 iyo f-3
Waxa ay soo bandhigeen aqoon wadaag adag
Ugu danbeyn tartanku waxa uu ku soo idlaaday barbar-dhac min 12-dhibcood ah
Aqoon iyo aqlaaq: waa aayatiin sugan
19/03/2026
Ciid mubaarak Ciid wanaagsan dhammaan ummada muslimiinta ah waxaa alle mahadii ah in bishii barkeysbeed ee Ramadaan alle kheyr iyo wanaag inoogu dhameeyay waxaana alle ka rajeyneynaa Ramadaan ka xiga in alle caafimaad nagu gaarsiiyo insha allah
11/03/2026
Tartan adag ayaa dhex maray maanta oo Arbaco ah labada fasal ee kala ah:
FORM 2 🆚 FORM 1
Tartanka waxa uu ahaa mid xiiso badan oo kamid ahaa wareegga 1aad ee tartan aqooneedka Halbeeg cup 2025-2026
Form 2waxa ay keensadeen 12 dhibcood
Form 1waxa ay keensadeen 6 dhibcood
Sidaas waxaa wareegaga 1aad ugu gudbay forn 2 halka form 1 ay ka hareen tartanka sanadkaan
04/03/2026
Kulan xiiso badan oo dhex maray fasalada
Kala ah Form 2 🆚 7A
Kulanka waxa uu ahaa mid xiiso badan iyadoo labada fasal ay sameeyeen wacdaro cajiib ah
Fasalka form 2 waxa ay keensadeen dhibco gaaraya 4-dhibcood
Fasalka 7A waxa ay keensadeen 8- dhibcood
Tartanka waxa ay guushu raacday 7A oo uga badiyey dhigooda F2 4 dhibcood.
04/03/2026
Ramadaan kariim
Maanta waa kala bar, allow nabad noogu dhammeey
18/02/2026
Tartanka galabley qeybta oodweyne 18/02/2026
Tartan aad u heer sarreeya ayaa galabta dhex mari doona fasalka 7aad iyo fasalka 6aad
Guushu fasalkii ay raacdo waan wada sugeynaa
14/08/2025
Alxamdulilaah:
Waxaa imtixaanka fasalka 8aad nooga soo wada guddey dhammaan ardaydii noo gashay sanadkaan.
Waxaan guul u rijeynaynaa dhammaan ubadka soomaaliyeed.
07/08/2025
Alle ayaa mahad leh:
Shalay oo sooyaalku Ku beegneed 06/08/2025, Waxaan dib u howl gelinay xarunteennii wershedaha oo Ka mid eheed dhulkii la burburiyey.
Xarunta waxaa laga furay Ka soo hor jeedka wershedda birta EE la burburiyey, thanks dayniile.
Shacabkeennu dhibtu gaartey Waxaan u rijeynaynaa soo kabasho deg-deg ah idamka alle.
22/06/2025
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo dhammaan bahda dugsigu waxa ay tacsi u dirayaan ehelka iyo qaraabada uu Ka baxay
waalid cabdulle maalin sugurow si gaar ah qoyskii iyo carruurtii uu Ka tegey oo ay ugu horreeyaan ardaydeenna Kala ah:
Anfac cabdulle maalin
Ramlo cabdulle maalin
Aabe Alle ha u raxmado, jannatul firdowsa haka waraabiyo