29/08/2024
Aflax Technical Training wuxuu qaadanaa fasalo cusub oo lagu baranaayo course oo leh practical joogto ah.
Waxaana qiimo dhimis 15% ah lagu sameeyay course fee ga, sidoo kale isdiiwaan gelintana waa bilaash.
Wixii faahfaahina nagala soo xiriir : 615665055