Shiikh Cali Miqdad

Call Directions

Shiikh Cali Miqdad Kusoo dhawaada Page ka Shiikh Cali Miqdad Kana Mid Noqo Asxabta Nagu xiran

09/09/2026
27/08/2026

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo boqolaal ka mid ah culimada iyo mashaa’ikhda dalka ayaa Muqdisho uga qaybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH).

26/08/2026

G/LeXassan Kaafi waa astaan muujinaysa hoggaan suuban, geesinnimo aan la ruxin karin, iyo daacadnimo dhab ah oo dhanka waajibaadka qaran ah.Go'aan qaadashada dhiirran ee Taliye Xasan Kaafi xilliyada adag waxay mar walba tusaale iyo dhiirrigelin u tahay askarta iyo dadka uu hoggaamiyo.Waxaan ku ammaanaynaa Taliye Xasan Kaafi kartida, dhabar-adaygga, iyo xirfadnimada sare ee uu u leeyahay maareynta iyo hoggaaminta ciidanka.
Taliye Guuleyso Cimri Dher iyo Caafimaad Kujog

25/08/2026

🌙✨ Hambalyo 12-ka Mowliid ✨🌙

Waxaan dhammaan Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa 12-ka Bisha barakeeysan ee Mowliid oo ah maalin nagu weyn oo ku asteeysan dhalashada Nabi Muxammad (NNKH).

Alle ha inagu gallado jacaylka iyo raacidda sunnada Rasuulkeenna Muxammad (NNKH), hana inooga dhigo maalin kheyr, barako iyo naxariis leh.

Mowliid wanaagsan dhammaan Muslimiinta.

23/08/2026

Scw

23/08/2026

Subax Wanaagsan

Address

Mogadishu

Telephone

+252615916787

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiikh Cali Miqdad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category