27/06/2023
الحمد الله
بسم الله الرحمن الرحيم السلام
Waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeyd bilashada ciidul Al Adxa
Sidokle dhaman bahda waxbarashada Ee national institute of technology .
(Eid wanaagsaan )
NIT: national institute of technology
of education and technology
gaar ahan ka soo hor jeed ka dhismaha cusub ee hormuud
Eid mubarak by the teachers
Mohamed salad abdi
Hanad
Ismacil Jimcaale
01/06/2023
Dhamaan bahda jecel barashada xirfadaha computer waxaa la ogeysiinayaa in school ka Bishaan June iskuulka uu qaadan doono Arday cusub.
institute of technology
of education and technology
gaar suuq bacad ka soo horjeed ka dhismaha cusub Ee hormuud
01/05/2023
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis Dhamman bulshada jacel wax barshada in uu school national uu qaadan doono aradayda jacel barshada computer ka iyo maadoyin kle kala duwan
School waxa uu bixin doono waxaa ka mid ah
1. Baradshada xirfada computer 🖥
2. Barashaada english ka
3. Baradshada Af somali liga caruurta yar- yar
4. Baradshada xisaabad ka
5. Baradshada luuqada Arabic
FG : IS qorista waa ay so cotaa yaa lagaa buxin ...
School ma waxa uu ku yalaa suuq bacad gaar ahan dhismaha cusub Ee hormuud
Wixii faafahin kala xariir
061 8611519
061 8 10 4218
770175525
20/04/2023
الحمد الله
بسم الله الرحمن الرحيم السلام
Ugu horeyn Illah ayaa mahad leh oo si nabada noogu dhameyay bishii bareekeysneyd ee Ramadan waxaan alle ka rajeyneynaa in uu inga aqbalo acmaashii aan qabanay
Waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeyd dhalashada bisha shawaal ee ciidul fidriga
Sidokle dhaman bahda waxbarashada Ee national institute of technology
(Eid wanaagsaan )
NIT: national institute of technology Mahamed Salad Abdi WITH Ismacil Jimcaale
22/03/2023
Waxaan Hambalyo iyo duco ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaa Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo ummaddaha islaamka.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo acmaasheena sanadkan kiisa kalena nagu gaarsiiyo bash bash, barwaaqo,caafimaad qab iyo cibaado suuban.
4 Usbuuc naxriis ah .
30 Maalmood oo Cibaado ah.
720 saacadood oo dambi dhaaf ah.
43,200 Daqiiqo farxad ah.
2,592,000 ilbiriqsi cafis ah.🌛🥹❤️
Kulu caam wa antum bikheyr Ramadaan mubaarak ..
By T . Mohamed Salad T. Ismaciil jimcale
Salad Abdi
Ismacil Jimcaale
23/02/2023
بسم الله الرحمن الرحيم :
Barashda xirfada computer ka iyo maadoyin ka kle 🖥
Is qorista waa ay soctaa ✋
□ IS kuulka waxa uu ku yalaa suuq - bacad gaar ahan dhismaha cusub Ee hormuud
Wax baro Ha ciishon 📖 📕 🖥
Let us Learn in six months
1. Ict
2. Ms word 2019
3. Ms excel
4. Ms Access
5. Ppt
6. Typing skills & shortkeys
Our subject
☆ENGLISH
☆ AF -SOMALI
Mathematics
And Also : Arabic
09/02/2023
Barashda xirfada computer 🖥 ka
Let us Learn 6 months
Office courses
1. Ict
2. Ms word
3. Ms Excel
4. Ms Access
5. Ms powe piont
6. Typing skills and shortkeys
☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
NIT: national institute of technology
07/02/2023
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis