14/02/2025
نبارك للأخ/ نور حاج علي محمد بمناسبة الختم والإجازة بقراءة الإمام عاصم الكوفي من طريق الشاطبية
نفع الله به وتقبل منا ومنه
وبارك الله في القائمين على هذه المركز
مركز آيات للقراءات والدّراسات القرآنية- الصومال- عيلشا
18/03/2022
Xaflada Khatinka Tafsiirka Qur,aanka kariima.
Sh maxamed xasan xusen
🕒 Maalinta Jimcaha Salaada Duhur kadib , 1:00 .
Goobta:. Masjidma Cusman Binu Cafaan Gararbaaley-Macaani
F.G: Waxaa Kasoo Qayb gali Doono Culimo Waawayn inshallah.
14/01/2022
فأسأل ربي أن يمنّ فتكملا
جمعية آيات لتعليم القرآن الكريم
شعارنا
نسعى لبناء الانسان وخدمة آيات القرآن
10/01/2022
Waxaa la ogeysiinayya Dhamaan Macallimiinta Qur,aanka in ay Qaban Doonto: Jamciyada_Aayaad
جمعية آيات لتعليم القرآن الكريم
Kulan qiimo badan
▪︎ Ciwaanka:
دور المعلم القرآني في تربية الناشي والدعوة إلى الله.
▪︎ Wakhtigu: 3:00pm Galabnimo.
▪︎ Maalinta: Khamiista
▪︎ Tarikhda :13/01/2022.
▪︎Goobtu: Jaamacada Soomaaliya
Qaybta Howlwadaag
Kasoo Qaybgal Wanaagsan